Madaxweyne Xasan Oo Ka Qeybgalaya Bandhigga Carwada Caalamiga Ah Oo Ka Socta Talyaaniga Sheeko:Dalka Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u amba baxay magaalada Milano ee dalka Talyaaniga, halkaasi oo ay ka socoto Bandhigga Carwada Caalamiga ah.… 1 daqiiqo
8 daqiiqo Imisaa La Diley ? Tirada Dadka La Diley Bisha Agoosto, 2015 Waa markale iyo qormadeenii billaha ahayd ee aan ku tirakoobeyney dadka sida sharci darada ah loogu diley gudaha Soomaaliya, waxaanan qoraalkani kusoo bandhigeynaa inta soo gaartay Goobjoog News. Waxaa jira…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Ku Dhaqan Degmada Mahadaay Oo Saacado Badan Ka Dib Helay Biyo Ay Cabaan Wararka ka imaanaya degmada Mahadaay ee gobalka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in shacabkii ku dhaqnaa degmadaasi ay dib u heleen Biyo ay cabaan, ka dib 36 saacadood oo Biyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Idiris Xasan: Itoobiya Cadowtinimo Cusub Ayeey Soomaaliya Ka Abuuraysaa Aqoonyahan Idiris Xasan Faarax oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Finland ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya ay xilligaan dalka ka abuurayaan Cadowtinmo cusub oo ay u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nicholas Kay Oo Cambaareeyay Weerarkii Janaale Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Nicholas Kay ayaa si kulul u cambaareeyay weerar shalay ay Al-shabaab ku qaadeen saldhigga AMISOM ee Janaale. Kay ayaa sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Cabdullaahi Jaamac “Madaxweynaha Lamaba Ridi Karo Hadii Ay Taageersan Yihiin 126 Xildhibaan” Xildhibaan Cabdullaahi Jaamac oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in hadii ay jiraan 126 xildhibaan oo taageersan madaxweynaha in aan la ridi karin madaxweyne Xasan Sheekh, balse…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Culimada Gobalka Mudug Oo Kasoo Horjeestay Ammar Uu Bixiyay Madaxweynaha Puntland Sheekh Cabdiweli Xasan Maxamed oo ku hadlayay afka culimada gobalka Mudug ayaa sheegay inay ka soo horjeesteen qorshaha madaxweynaha Puntland ee ku aadan in la burburiyo goobo dowladdii dhexe ay…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Hore Cawad Cashara Oo Nasiib Darro Ku Tilmaamay Mooshinka Laga Keenay Madaxweynaha Xildhibaan Hore Cawad Axmed Cashara oo ka hadlay mooshinka ka dhanka ah madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in xilligaan ay nasiib darro tahay mooshinka laga keenay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Cambaareeyay Weerarkii Al-shabaab Ee Janaale Ra’iisl wasaaraha ayaa cambaareeyay weerarkii lagu qaaday ciidamada Nabad illaalinta ee AMISOM kaasoo ka dhacay bar ay ku leeyihiin deegaanka Janaale ee gobalka Shabeellaha Hoose. War qoraal ah oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Qoryooley “Go’doon Ayaan Ku Jirnaa, Hadii Aan Degdeg Naloogu Dhisin Buundada” Gudoomiyaha degmada Qoryooley ee gobalka Shabellaha Hoose, Maxamed Xaaji ayaa sheegay in degmada ay go’doon tahay ka dib markii shalay Al-shabaab ay qarxiyeen Buudada degmadaasi. Waxa uu sheegay in aanay…