Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Deegaanka Janaale Oo Shalay Lagu Dagaallamay Sheeko:Dalka Xaaladda guud ee deegaanka Janaale ee gobalka Shabellaha Hoose, ayaa saaka deggan, xilli duleedka deegaankaasi uu ka dhacay dagaal u dhaxeeyay ciidamada Al-shabaab iyo kuwa AMISOM. Meelo ka mid ah… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddigii Farsamada oo Aanan La Dhisin Ayaa Dib u Dhigey Shirka Hiiraan iyo Sh/Dhexe Waxaanan qabsoomin shirkii maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Hoose kaasi oo lagu waday in uu furmo 1-da bishan Sebtember. Sababta ugu weyn ee uu shirka u qabsoomi waayay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka oo $6 Milyan Doolar ugu Deeqey Dadka Kasoo Laabanaya Yemen Dowladda Maraykanka ayaa sheegtey in ay ku deeqdey lacag dhan $6 malyuun oo doolar taasi oo loogu talogalay in wax loogu qabto dadka Soomaaliyeed ee kasoo noqonaya ama kasoo baxsanaya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafti Ka Socda Aqalka Wakiilada Maraykanka oo Soo Booqdey Soomaaliya Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharmarke ayaa maanta kula kulmay Muqdisho wafdi ka socday Dowladda Mareykanka, kaasoo ay Hoggaaminaysay Katie Wheelbarger oo ah Agaasimaha Siyaasadda ee Aqalka Sare Wakiilada,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xubno Ka Socday IGAD Oo Gaaray Magaalada Baydhaba Magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Baay waxaa maanta gaaray wufuud ka socotay urur gobaleedka IGAD, iyaga oo lagu soo dhaweeyay magaaladaasi. Wafdigaan waxaa ka mid ahaa u qaabilsanaha Ururka IGAD…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Muqdisho Oo Ka Aragti Dhiibtay Sharciga Shaqaalaha Ajaaniibta Ee Shalay Baarlamaanka Ansixiyay Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa aragti kala duwan waxa ay ka dhiibteen sharciga shaqaalaha Ajaaniibta ah ee ka howlgalada dalka, kaasi oo shalay ay ansixiyeen…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso 14-kii Qodob ee Bulshada Rayidka Ay Ku Biirisey Dib U Eegista Dastuurka Kulan labo maalmood ka socdey magaalada Muqdisho oo looga hadlayay dib u eegista dastuurka oo ay ka qeybgaleen ururada bulshada rayidka ah ayaa waxa ay soo jeediyeen 14 qodob oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xarakada Al-shabaab Oo Dumisay Buundooyinka Qoryooley Iyo Janaale Wararka ka imaanaya degmada Qoryooley iyo deegaanka Janaale ee gobalka Shabellaha Hoose, ayaa sheegaya in Xarakada Al-shabaab ay dumiyeen Buundooyinkii halkaasi ku yaallay. Gaari Dameer la sheegay in lagu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Howlgallo Amni Xaqiijin Ah Ka Billaabay Magaalada Garoowe Ciidamada ammaanka ee maamulka Puntland ayaa howlgallo amniga lagu sugayo waxa ay ka billaabeen guud ahaan magaalada Garoowe. Cabdullaahi Ciise Aw-Axmed oo ah gudoomiyaha gobalka Nugaal ayaa isaga oo u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Dalbaday In Baladweyne Lagu Qabto Shirka Maamul u Sameynta Hiiraan Iyo Shabellaha Dhexe Qaar ka mid ah waxgaradka ku dhaqan magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa kulan ay isugu yimaadeen magaaladaasi, waxa ay ku dalbadeen in shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo…