Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Soo Xiray Kulan Looga Hadlayay Qabyo-tirka Dastuurka Dalka (Sawirro) Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Sharmarke ayaa maanta soo xiray kulan muddo labo cisho ah u soconayay xubno matalayay bulshada rayidka ee maamulada gobolada iyo degmooyinka dalka,… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Oo Maanta Meel Mariyay Sharciga Shaqaalaha Ajaaniibta Kulan maanta ay isugu yimaadeen xildhibaananada baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa lagu meel mariyay Hindise Sharciyeedka Shaqaalaha Ajaaniibta oo horay usoo gudbisay wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha. Kulanka xildhibaanada baarlamaanka waxaa shir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waraabe Weeraray Wiil 15-sano Jir Ah Oo Ku Sugnaa Deegaan Ka Mid Ah Somaliland Wararka ka imaanaya deegaanka Mandheera ee gobalka Saaxil ayaa waxay sheegayaan in Waraabe uu weeraray wiil 15-sano Jir ah, kaasi oo la sheegay in uu baadi goob ugu jiray Ari…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobay Oo Sheegtay In Ay Korortay Tirada Dadka Ku Sugan Xaaladda Cunto La’aanta Ee Soomaaliya Natiijooyinkii Daraaseynta haqab beelka cuntada iyo naqafaqada Soomaaliya oo maanta lagu soo bandhigay magaalada Muqdisho ayaa muujinaya in xaaladda Bini’aadannimo ee dalka weli tahay mid adag, marka loo eego sidii…
1 daqiiqo Sheeko:War Golaha Wasiirada Galmudug oo La Ansixiyey Baarlamaanka Galmudug ayaa cod aqlabiyad ah ku meelmariyey golaha wasiirada uu dhawaan soo dhisey madaxweynaha maamulkaasi Cabdikariim Xuseen Guuleed. Kalfadhiga Baarlamaanka Galmudug waxaa fadhidey 69 mudane, waxaa xukuumadda u codeeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Imaaraadka oo Qaabiley Wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya Dhaxal sugaha imaaradda Abu Dubai ee dalka isu tagga imaaraadka Carabta Sheekh Maxamed Bin Sayid Al Nahyaan, ahna ku xigeenka taliyaha ciidamada qalabka sida ee dalkaasi ayaa qasrigiisa ku qaabiley…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beelo Ku Dagaallamay Gobalka Shabellaha Dhexe Oo La Heshiisiiyay Maamulka gobalka Shabellaha Dhexe ayaa ku guuleystay in heshiis uu kala dhex dhigo beello walaalo ah oo ku dagaallamay duleedka degmada Warsheekh ee gobalkaasi. Mas’uuliyiin isugu jirta gudoomiyeyaal gobal, Xildhibaanno…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydadka Seddax Qof Oo Lagu Arkay Deegaanka Ceelasha Biyaha Wararka naga soo gaaraya deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaasi lagu arkay Meydadka Seddax qof oo illaa iyo haatan aan la ogeyn waxa ay yihiin.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Amni Xaqiijin Ah Ka Wada Degmada Afgooye Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgal amni xaqiijin ah waxa ay ka wadaan degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose, ka dib markii falal amni darri ah ay degmada kusoo bateen.…