Dadka Naafada Ah Ee Ku Nool Magaalada Gaalkacyo Oo Cabanaya Sheeko:Dalka Dadka naafadda ah ee ku dhaqan magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa cabasho ballaaran ka qaba xaalad adag oo dhan nolosha ah. Qaar ka mid ah Naafadaan ayaa u sheegay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khilaafkii Dhanka Maamulka Ee Degmada Baardheere Oo Laga Heshiiyay Odayaasha dhaqanka gobalka Gedo, gaar ahaan kuwa ku sugan degmada Baardheere ayaa ku guuleystay inay xaliyaan khilaaf dhanka maamulka ah, kaasi oo ka taagnaa degmada Baardheere ee gobalka Gedo. Waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Galmudug Oo Qabtay Rag Dhac u Geysan Jiray Dadka Shacabka Ah Ciidamada Booliiska Galmudug ayaa howlgal ballaaran oo ay ka sameeyeen wadada isku xirta magaalada Gaalkacyo iyo deegaanka Gellinsoor ee gobalka Mudug, waxay kusoo qabteen rag ay sheegeen in dhibaato ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo La Dhaliilay Odayaal iyo waxgarad kulan ku yeeshay degmada Guriceel ee gobalka Galgaduud ayaa dhaliilay maamulka Galmudug ee Madaxweynaha uu ka yahay Cabdikariin Xuseen Guuleed. Waxa ay sheegeen xubnahaan kulanka ku yeeshay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Iyo Jubbaland Oo Isku Afgartay Dib u Eegis Lagu Sameeyo Baarlamaanka Maamulkaasi Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa maalintii shalay ahayd waxa uu safar ku tagay magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose. Waxa uu Ra’iisul wasaaraha kulamo la yeeshay…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Xildhibaan Ruush ah oo sheegay in Windows 10 uu Mareykan u Basaaso! Xildhibaan ka tirsan Ruushka ayaa todobaadkan sheegay in Windows 10 uu u basaaso Mareykanka, isagoo ku eedeeyay shirkadda in habkan aanu la mid aheyn hababkii hore. Xildhibaankan oo xukuumadda warqad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaadiidka Xamuulka iyo Kan Dhagaxa Daabula oo Laga Mabnuucey Wadada Maka Al Mukarama Talista ciidamada nabadgalyada waddooyinka ee Banaadir ayaa mabnuucey in gaadiidka xamuulka iyo kuwa dhagaxa qaada ay maraan ama isticmaalaan wadada mashquulka badan ee Maka Al Mukarama kadib markii ay bateen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Loogu Baaqay In Shaqo Abuur Ay u Sameyso Dhalinyarada Si Tahriibka Loo Joojiyo Qaar ka mid ah dhalinyarada ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa aragti kala duwan waxa ay maanta ka dhiibteen sida ugu haboon ee lagu joojin karo Tahriibka dhalinyarada Soomaaliyeed, ee qaarkood…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Deg Deg ah : Ra’isulwasaare Cumar oo Kismaayo Gaaray, Markale Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirishiid ayaa ka dagay magaalada Kismaayo ee maamulka Jubbaland uu ka taliyo, halkaasi oo uu ay ku qaabileen madax ka tirsan maamulkaasi. Booqashada oo maalmahanba la hadal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda oo Qurbajoogta Ka Talo Galineysa Sharciga Muwaadinnimada Wasaaradda arrimaha gudaha iyo arrimaha federaalka ayaa biloowdey la tashiyo ay la leedahay qurbajoogta Soomaaliyeed kuwaasi oo ku saabsan sharci hawshiisa la wado oo ku saabsan muwaadhinimada Soomaaliya. Waxa uu…