Shacabka Ku Dhaqan Cadaado Oo Aragti Ka Dhiibtay Magacaabista Wasiirada Cusub Ee Galmudug Sheeko:Dalka Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud ayaa aragti kala duwan waxa ay ka dhiibteen wasiirada cusub ee Galmudug, kuwaasi oo xalay la magacaabay. Dadkaan… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saxafiyiinta Al-Jazeera oo 3 sano lagu xukumay Maxkamad ku taalo Qaahira ayaa maanta 3 sano oo xarig ah ku xukuntay 6 ka mid ah eedeysanayaasha Qadiyadda loo yaqaano Mariyoot. Saxafiyiinta Al-Jazeera Baher Mohamed, Mohamed Fahmy iyo Peter…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Markab iyo Shaqaale Ka Baxsaday Gacanta Dad Ku Afduubtey Mudug Markab laga leeyahay dalka Iran iyo 19 shaqaale oo saarnaa ayaa ka baxsaday gacanta kalluumeysato ku heysatay deegaanka Ceel Huur ee gobolka Mudug, kadib markii ay 5 bilood heysteen. Markabkan…
1 daqiiqo Sheeko:War Xidhibaanno Ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Oo Gaaray Magaalada Baladweyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan waxaa goor dhaw gaaray wafdi xildhibaanno ah iyo sidoo kale mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Gobalka Hiiraan. Odayaal, waxgarad iyo siyaasiyiin ayaa wafdigaan waxa ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mahad Cawad “Mooshinka Madaxweynaha Baarlamaanka Wali Lama Horkeenin, Xafiiskeena Ayuu Yaalaa” Guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka ayaa ka hadlay halka uu marayo mooshinka ka dhanka ah madaxweynaha, wuxuuna sharaxay fahamka ku saabsan sharciyadda mooshinka. Waxa uu sheegey in mooshinka in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Wadatashiga Puntland Ee Ka Socda Gaalkacyo Oo Maanta Lasoo Gabagabeynayo Magaaladda Gaalkacyo Ee Xarunta Gobolka Mudug Waxaa Maanta Lagu Soo Xirayaa Shirka wadatashiga Puntland Kaas Oo 25-ka Bishaan Ka Furmay magaaladaasi. Shirkaan waxaa Ka Qeybgalay Ergooyin Kala duwan Oo Ka kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Isbitaalka Qoryooley Oo Ka Qeylo Dhaamiyay Dawo La’aan Ka Jirta Isbitaalkaasi Maamulka isbitaalka degmada Qoryooley ee gobalka Shabellaha Hoose, ayaa qeylo dhaan ka diray dawo la’aan ka jirta isbitaalkaasi, xilli ay isbitaalka maalin walba gaaraan dad u baahan gurmad caafimaad. Agaasimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Soo Horjeedo Mooshinka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Dhacay Magaalada Nairobi Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxaa ka dhacay shir ballaaran oo looga soo horjeeday mooshinka ka dhanka ah madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo ay keeneen xildhibaanno…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Shariif Roobow “Mooshinka Waa Xisaab Sax Ah Oo Lala Gelayo Madaxweynaha” Aqoonyahan Shariif Xuseen Roobow ayaa sheegay in mooshinka laga keenay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ay u arkaan mid la xisaabtan ah si dalka wax badan looga qabto. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaafado ka Tirsan Degmada Baardheere Oo Laga Helay Walxaha Qarxa Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMSIOM ayaa howlgal ay ka sameeyeen degmada Baardheere ee gobalka Gedo, waxa ay kusoo qabteen walxaha qarxa oo badi dhulka lagu aasay. Md ka…