WAR DEG DEG AH:- Dagaal u Dhaxeeya Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ka Socda Shabellaha Hoose Sheeko:Dalka Wararka naga soo gaaraya gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in halkaasi uu ka soconayo dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Al-shabaab. Dagaalkaan ayaa ka socda deegaanno… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanada oo loo Akhriyay Sharciga Shaqaalaha Ajaanibta, Loona Ballamiyay Ka Doodista. Baarlamaanka FederaalkaSoomaaliya ayaa maanta ka dhageystay guddiga adeega bulshada ee baarlamaanka qodobadii ay wax ka badaleen ee la xiriiray sharciga shaqaalaha ajnabiga ah. Guddiga ayaa faahfaahin ka bixiyay sharciga shaqaalaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Dalka Angola oo xirxirey boqol Soomaali ah Booliiska magaalada caasimadda dalka Angola ee Luanda ayaa xirxirey boqol qof oo Soomaali ah kuwaasi oo la sheegey in ay sharci daro ku joogeen dalkaasi. Sida uu wariyeyaasha u sheegey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddo Laami ah oo Dhismaheeda La Dhagax Dhigey Guddoomiyaha gobolka Banaadir Xasan Xuseen Muungaabayaa maanta dhagaxdhigey waddo laami ah oo laga dhisayo magaalada Muqdisho kadib burbur xooggan oo kasoo gaaray dagaaladii sokeeye. Wadadan la dhagax dhigey ayaa ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hanti Dhawrka Guud oo Baaris Kadib Dambi Ku Waayay Gobolka Banaadir Kadib cabashooyin badan oo kasoo yeerayay qeybaha kala duwan ee bulshada iyo qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya oo ay uga cabanayeen maamulka gobolka Banaadir iyo dhulal la sheegey…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Afrika “Howlaha Aan Ka Wadno Soomaaliya Uma Hakanayaan Weerarada Al-shabaab” Ergeyga u qaabilsan u qaabilsan Soomaaliya Maman Sidikou ayaa cambaareyn usoo jeediyey weerarkii Al-shabab ay ka geysatay magaalada Kismaayo, weerarkaas oo ay ku naf waayeen 20 qof halka 30 kalena…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Cabdisamad Macalin Maxamuud “Sharciga Ma Ogola Xildhibaan Fasax La’aan Isaga Maqan” Xildhibaan Cabdisamad Macalin Maxamuud oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul waxa uu uga hadlay arrimaha ku aadan ka maqnaanshiyaha xildhibaanada qaar ee kulamada baarlamaanka Soomaaliya. Waxa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha Booliiska Puntland Oo Digniin u Diray Shacabka Ku Nool Magaalada Qardho Taliyaha ciidamada Booliiska Puntland Cabdirisaaq Maxamuud Yuusuf oo kormeer ku tagay xarumaha ciidamada Booliiska ee deegaanada maamulkaasi ka arrimiyo ayaa sheegay in ay wadaan ka talis ahaan sidii dib u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amniga Magaalada Baydhaba Oo Laga Shiray Magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Baay waxaa ka dhacay kulan ballaaran oo looga hadlayay amniga guud ee magaaladaasi iyo sida loo sugi karo, kaasi oo saacado badan socday. Kulanka waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Saakay Ku Dagaallamay Gedo Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa saaka Waabarigii ka dhacay deegaanno ku dhaw degmada Garbahaarey ee xarunta gobalka Gedo. Ciidamada Al-shabaab ayaa la sheegay in…