Maamulka Jubbaland oo Deegaanada Uu Ka Taliyo Ka Mamnuucay Talefishinka Universal Sheeko:Dalka War kasoo baxay wasaaradda warfaafinta Jubbaland ayaa gabi ahaanba deegaanada Jubbaland, gaar ahaan sedexda gobol ee kala ah Jubbada Hoose, Jubbada Dhexe iyo Gedo in uu ka hawlgalo taleefishinka Universal… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cadaado oo Laga Bilaabay Hawlgal Hub Ka Dhigis ah Kadib markii shalay go’aan uu gaaray guddiga amniga ee maamulka Galmudug kaasi oo wax looga badalayo arrimaha amniga ee magaalada ayaa waxaa maanta biloowdey hawlgalo lagu uruurinayo hubka fudfudud ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM oo Maamulka Koofur Galbeed u Tababareysa Booliis Nabadda Suga Ciidanka AMISOM ayaa Baydhabo ka furay tababar loo sameeyo ciidanka amaanka Koofur Galbeed si wax looga qabto amniga gobolka. Wararka ayaa intaa ku daraya in Tababarkan uu socon doono muddo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamul Dhawaan Uu Madaxweynaha Galmudug u Magacaabay Deegaanka Gelinsoor Oo La Diiday Qaar ka mid ah waxgaradka ku dhaqan deegaanka Gelinsoor ee gobalka Galgaduud ayaa kasoo horjeestay maamul dhawaan madaxweynaha Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed u sameeyay deegaankaasi. Kulan ay waxgaradkani isugu yimaadeen…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Beesha Caalamka oo Horey Ugu Hungoowdey Madaxweynaha, Haddana u Hiilineysa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu muddo 3 sanadood ah isku badalay 3 Ra’isulwasaare, kuwaasi oo dhamaantood ay isku dhaceen, markii dambana uu ka shaqeeyey in xilka laga qaado,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xarumaha Lagu Iibiyo Qalabka Dhismaha Oo Kusoo Badanaya Degmada Dhuusamareeb Magaalada Dhuusamareeb Ee Gobalka Galgaduud waxaa kusoo badanayay maalmihii ugu dambeeyay xarumaha lagu iibiyo Qalabka dhismaha, ka dib, dib u dhis ka billawday magaaladaasi. Waxaa lagu iibiyaa xarumahaan dhammaan agabka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Magacaabay Xoghayaha Joogtada Ee Wasaaradda Cadaaladda Wareegto kasoo baxday xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa waxaa lagu magacaabay xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda Cadaaladda xukuumadda Soomaaliya. Xilkaan ayaa loo magacaabay Dr Ismaaciil Jimcaale Calasow, ka dib soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaar Ka Mid Ah Askartii Ku Dhaawacantay Weerarkii Kismaayo Oo Muqdisho Loo Soo Qaaday Qaar ka mid ah askartii ku dhaawacantay weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee shalay lagu qaaday xarunta jaamacadda Kismaayo oo lagu tababarayay ciidamo ka mid ah Xoogga dalka ayaa loo soo qaaday…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Maamulka Jubbaland Oo Dhaliilay Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Shir Cabdi oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Jubbaland ayaa dhaliilay baarlamaanka Soomaaliya oo Seddax Sano jirsaday. Waxa uu sheegay in mudadii Seddaxda Sano ahay ee uu shaqeynayay Baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Deegaanka Garilley Ee Gedo Oo Sheegay Inay Ka Hortageen Weeraro Kaga Yimid Al-shabaab Maamulka deegaanka Garilley ee gobaka Gedo ayaa sheegay in ay ka hortageen weeraro kaga yimid dhanka Xarakada Al-shabaab, maalmihii ugu dambeeyay. Gudoomiye ku xigeenka deegaankaaasi Hilowle Aadan oo u waramay…