Wasiirka Difaaca Iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Jubbaland Oo Ka Wada Hadlay Xaaladda Baardheere Sheeko:Dalka Degmada Baardheere ee gobalka Gedo waxaa maanta gaaray wasiirka difaaca xukuumadda Soomaaliya Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini iyo xubno ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya. Wasiirka waxaa garoonka magaalada Baardheere kusoo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Dhex Maray Dalalka Waqooyiga iyo Koofurta Kuuriya Dalka Koofurta Kuuriya ayaa dadka degan Galbeedka dalkaas gaar ahaan xadka dalkaasi uu la leeyahay Waqooyiga Kuuriya ka dalbaday in ay isaga guuraaan. Waqooyiga Kuuriya ayaa duqeyn cirka ku waddo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqa Magaalada Garoowe Oo Maanta La Doortay Golaha deegaanka magaalada Garoowe ayaa maanta doortay duqa magaaladaasi, ka dib doorasho Sanduuq lagu codeynayay. 27 xubnood oo golaha deegaanka ah ayaa doorashadaasi ka qeybgalay, waxaana xilkaasi isku taagay illaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Hiiraan Oo Ka Warbixiyay Dagaallo Ay La Galeen Al-shabaab Maamulka gobalka Hiiraan ayaa faah faahin ka bixiyay dagaallo ka dhacay deegaanno ka mid ah gobalkaasi, kuwaa oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka oo garab ka helaya kuwa Itoobiya iyo…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ibraahim Saleebaan “Dowlado Soomaaliya Iska Soo Geli Kara Iskana Bixi Kara Ma Jiraan” Xildhibaan Ibraahim Saleebaan Ilka Case oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in marnaba dalka aysan dowlado iska soo geli karin, iskana bixi karin iyaga oo fasax aan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi Ka Socda Qaramada Midoobay Oo U Kuurgalaya Xaaladda Bini’aadannimo Ee Baardheere Wafdi ka socda Qaramada Midoobay ayaa gaaray degmada Baardheere ee gobalka Gedo si ay ugu kuurgalaan xaaladaha Bini’aadannimo ee degmadaasi ka jirta. Xubnaha Wafdigani ee ka socday Hay’adaha Qaramada Midoobay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Loogu Baaqay In Ciidamo Ay Geyso Degmada Qoryooley Ee Shabellaha Hoose Maamulka degmada Qoryoole ee gobalka Shabellaha Hoose, ayaa dowladda federaalka Soomaaliya ka codsaday in halkaasi ay geyso ciidamo amniga wax ka qabtay. Gudoomiyaha degmadaasi Maxamed Xaaji Cismaan ayaa u sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Afgooye Oo Go’aan Kasoo Saaray Sii Deganaanshaha Goobaha Danta Guud Maamulka degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in gabi ahaanba aan la deganaan karin goobaha danta guud ee degmadaasi, islamarkaana aan la aqbali doonin in dadkaasi ay sii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Waxbarashada Oo Shaacisay Waqtiga Lasoo Dhejin Doono Natiijada Imitixaan Sanadeedkii Ay Qaadday Agaasimaha guud ee wasaaradda Hidaha iyo tacliinta sare Ismaaciil Yuusuf Cismaan oo wareysi siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in ay rajeynayaan natiijadii Imitixaankii wasaaraddu qaaday Sanad dugsiyeedka 2014-2015 ay in…
2 daqiiqo Sheeko:War Shacabka Muqdisho Oo Aragti Ka Dhiibtay Wax Qabadka Baarlamaanka Seddaxdii Sano Ee Lasoo Dhaafay Maanta waxa ay ku beegan tahay Seddax Sano guuradii kasoo wareegtay markii la dhaariyay xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ay aragti kala duwan ka dhiibteen wixii…