Xildhibaan Maclow “ Baarlamaanka Wax badan Ayaa U Qabsoomay Mudadii Uu Shaqeynayey” Sheeko:War Xildhibaan Maxamed Maxamuud Maclow oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in waxyaabo badan u qabsoomay mudadii uu shaqeynayay baarlamaanka Soomaaliya. Waxa uu tilmaamay markii maanta oo kale… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Soomaaliya Oo Maanta Seddax Sano Jirsaday Maanta oo ay ku beegan tahay 20-ka bisha August 2015 waxaa Seddax Sano Jirsaday baarlamaanka Soomaaliya, ka dib markii laga baxay KMG-kii dalka muddo lagu soo maamulayay. Seddaxda sano ee…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanadii Mooshinka Keenay Oo Madaxweyne Xasan Ugu Baaqay Inuu Is Casilo Xildhibaanada Mooshinka ka keenay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulamo la yeeshay Qaramada Midoobay, IGAD, Hay’adaha deeqda bixiya, qaar ka mid ah safaaradaha ku yaalla magaalada Muqdisho sida Ingiriiska iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh “Soomaaliya Iyo Kenya Waxaa Ka Dhexeeya Xiriir Wanaagsan Oo Soo Jireen Ah” Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Sharma’arke ayaa xarunta madaxtooyada kula kulmey wafdi ka socdey Guddiga Difaaca iyo Arrimaha Dibedda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jaamacadda Magaalada Qardho Oo Furmaysa Iyo Qaxootigii Deganaa Oo Hoy La’aan Noqonaya (Sawirro) Wax ka yar laba todobaad ayaa ka harsan maalinta ay furmeyso waxbarashada jaamacadda Bariga Afrika ee magaalada qardho, arrintaasina waxay mushkilad xoogan ku noqoneysaa ku dhawaad boqol qoys oo qaxooti…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbitaalka Degmada Buurdhuubo Ee Gedo Oo Dawo La’aan Ah Dhaqaatiirta iyo howlwadeennada Caafimaadka ee isbitaalka degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo ayaa waxay ka deyriyeen Dawo la’aan soo wajahdey Isbitaalkaasi oo adeegyo caafimaad ay u doonan jireen dadka ku dhaqan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Gobalka Gedo Oo Kasoo Horjeestay Doorashadii Jubbaland Waxgaradka gobalka Gedo ayaa kasoo horjeestay doorashadii dhawaan ka dhacday magaalada Kismaayo ee lagu doortay madaxweyne Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) Nabadoon Buraalle Jaamac Deer oo ah gudoomiyaha golaha guurtida degmada…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildibaan Cabdi Barre “Yaan La Mucaaradin Jubbaland Ee Hala Taageerro” Xildhibaan Cabdi Barre oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya, islamarkaana 15-kii bishaan goobjoog u ahaa doorashadii ka dhacday magaalada Kismaayo, ayaa ku baaqay in la taageerro maamulka Jubbaland oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Galmudug Oo Lasiiyay Muddo Dheeraad Ah Oo Uu Kusoo Magacaabo Wasiiradiisa Degmada Cadaado ee gobalka Mudug waxaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay kullan ballaaran oo ay yeesheen xildhibaanada baarlamaanka Galmudug, waxaana xildhibaanada hortagay madaxweynaha maamulkaasi Cabdikariin Xuseen Guuleed. Madaxweyne Guuleed ayaa…