Galmudug Oo u Digtay Puntland Sheeko:Dalka War-saxaafadeed uu soo saaray madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carabey ayaa loogu digay maamulka Puntland oo lagu eedeeyay arrimo badan. Waxaa lagu eedeeyay Puntland in ay hubeynayso… 1 daqiiqo
9 daqiiqo Sheeko:War Mooshinka Xildhibaannada Iyo Qodobada Dastuuriga Ah Ee Lagu Haysto Madaxweynaha Xildhibaanada Federaalka ee Mooshinka ka keenay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud waxa ay cuskadeen qodobo Dastuuri ah oo ku jira dastuurka Federaalka Soomaaliya. Hadaba Goobjoog News ayaa baaritaan dheer ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiweli Gaas “Shacabka Ha Baneeyaan Dhismayaasha Danta Guud” Wareegto uu soo saaray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu amray dhammaan shacabka deggan guryaha dowladdii dhexe ee Soomaaliya ku lahayd guud ahaan deegaannada maamulkaasi ka arrimiyo.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Dalbaday In Laba Duq-magaallo Loo Sameeyo Hargeysa Qaar ka mid ah waxgaradka ku dhaqan magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa dalbaday in Laba Duq-magaallo loo sameeyo magaaladaasi, ka dib cabasho ay ka muujiyeen Duqa magaaladaasi ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Ku Dhaqan Magaalada Garoowe Oo Soo Dhaweeyay Doorashadii Jubbaland Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada Garoowe ee gobalka Nugaal ayaa soo dhaweeyay doorashadii 15-kii bishaan ka dhacday magaalada Kismaayo ee gobalka Jubadda Hoose, taasi oo lagu doortay…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Oo Maanta Ka Hadli Doonna Dib u Eegista Miisaaniyadda Dowladda Ee 2015 Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta la filayaa in kulan ay ku yeeshaan xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, iyaga oo ka hadli doona arrimo ku saabsan dib u eegista miisaaniyadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgal Lagu Qabtay Maandooriyeyaal Ka Sameeyay Magaalada Muqdisho Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa Nabad sugidda Qaranka ayaa howlgal waxa ay ka sameeyeen 48-kii saac ee lasoo dhaafay xaafado ka mid ah magaalada Muqdisho, iyaga oo soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlamaanka Somaliland Oo Si Kulul Uga Hadlay Dilal Ka Dhacay Magaalada Hargeysa Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Somaliland ayaa si kulul uga hadlay dilal ka dhacay magaalada Hargeysa ee xarunta maamulkaasi, taasi oo keentay in shacab badan ay caroodaan. Gudoomiyaha guddiga arimaha bulshada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qabanqabaada Dibadbax Lagu Taageerayo Axmed Madoobe Oo Ka Socota Kismaayo Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee gobalka Jubadda Hoose ayaa sheegaya in halkaasi ay ka soconayso qabaqaabada dibadbax lagu taageerayo madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo mar…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Sare Ee Dalka Oo Loo Gudbiyay Mooshinka Ka Dhanka Ah Madaxweyne Xasan Sheekh Maxkamadda sare ee dalka ayaa la sheegay in loo gudbiyay mooshinka ka dhanka ah madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ay keeneen xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaailya. Xildhibaan Cabdullaahi Jaamac Xuseen…