War deg-deg ah: Mooshin ka dhan ah madaxweynaha Somaaliya oo la gudbiyay Sheeko:War In ka badan 90 xildhibaan oo ka tirsan Barlamaanka Federalka ee Soomaaliya, ayaa mooshin ka dhan ah madaxweyne Xasan Sheekh Mahmoud u gudbiyay guduunka golaha shacabka ah ee Soomaliya. Xidhibaan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo Madaxda Bankiga Dhexe Kala Hadlay Qorshaha Sameynta Lacag Shilin Soomaali Ah Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeer ku tagey xarunta Bankiga Dhexe ee Soomaaliya, isagoo u kuurgalayey habsami u socodka hawlaha bankiga. Madaxweynaha ayaa waxaa halkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Musharax Cusub oo isu Sharaxay Madaxtinimada Jubbaland Cusmaan Xuseen Feyruus ayaa maanta ku dhawaaqay in uu yahay musharax u taagan xilka madaxweynenimo ee Jubbaland, taasi oo dhici doonta 15-ka bishan Agoosto 2015-ka. Xaflad balaaran oo ka dhacday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Odayaasha dhaqanka oo baarlamaanka Jubbaland ka codsaday in ay u codeeyaan Axmed Maxamed Islaam Xaflad balaaran oo ka dhacday Hoteel Cascaseey magaalada Kismaayo ayaa waxaa loo qabtay xildhibaanada baarlamaanka Jubbaland, waxaana qabtay urur ay ku mideysanyihiin odayaasha dhaqanka Jubbooyinka iyo Gedo. Xafladda oo ahayd…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Dhalinyarada Adduunka Oo Maanta Laga Xusay Magaala Muqdisho (Sawirro) Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu qabtay munaasabad ballaaran oo lagu maamuusayay maalinta dhalinyarada Caalamka, taasi oo mas’uuliyiin badan ay ka qeybgaleen. Munaasabaddaan waxaa goobjoog ka ahaa madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Dhalinyarada Soomaaliyeed Oo Diray Hambalyo Ku Aadan Maalinta Dhalinyarada Aduunka Baarlamaanka dhalinyarada Soomaaliya ayaa guud ahaan dhalinyarada caalamka, gaar ahaan kuwa Soomaaliyeed waxa uu u diray Hambalyo ku aadan munaasabadda 12-ka August oo ku beegan maalinta dhalinyarada Aduunka. Gudoomiyaha Baarlamaankaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Lagu Taageerayo Axmed Madoobe oo ka Socda Magaalada Kismaayo Kulan ay kasoo qeyb galeen Baarlamaanka Jubbaland, Siyaasiyiin, Odoyaal iyo qeybaha kala duwan ee bulshada oo lagu taageerayo Axmed Madoobe ayaa hadda ka socda magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaadiidka AMISOM oo Qof Rayid ah Ku Jiiray Magaalada Muqdisho Qof rayid ah oo lagu magacaabo Cabdiweli Abukar Cabdulle oo 25 jir ah, isla markaana Mooto watay ayey gadiidka AMISOM ku jiireen wadada Warshadaha, qeybta degmada Hodan. Cabdiweli waxaa soo gaaray dhaawac…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarad Qaxooti Soomaaliyeed Ka Keentay Dhadhaab Oo Soo Gaartay Magaalada Muqdisho Diyaarad sidda ku dhawaad 50 qof oo Soomaaliyeed, qaxootina ku ahaa xerada Dhadhaab ee dalka Kenya ayaa goor dhaw waxa ay soo caga dhigatay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Musharraxiinta Jubbaland Oo Ololahooda Ka Bilaabay Magaalada Kismaayo Magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose waxaa maanta Olole ballaaran ka bilaabay qaar ka mid ah Musharraxiinta u taagan xilka madaxweyne ee maamulkaasi. Gaadiid lagu soo rakibay cod baahiyeyaal, laguna…