Ganacsiga Degmada Afgooye Oo Hakad Galay Ka Dib Roob Halkaasi Ka Da’ay Sheeko:Dalka Roob saameyn ku yeeshay ganacsigii guud ee degmada Afgooye ayaa lagu soo waramayaa in saacadihii ugu dambeeyay uu halkaasi ka da’ay. Wariyaheena Maxamed Cabdi Xasan ee ku sugan degmada Afgooye… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe Oo Wada Hadal La Gelaya Xubno Kasoo Horjeeday Maamulkiisa Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa maalintii shalay ahayd waxa uu safar ku tagay degmada Doolow ee gobalka Gedo, isaga oo kasoo amba baxay magaalada Kismaayo. Axmed Madoobe ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxbarasho La’aan Soo Wajahday Ardayda u Dhashay Yemen Ee Soomaaliya Kusoo Qaxay (Sawirro) Dagaalada ka socda dalka Yemen waxa ay waxbarasho seejiyeen arday aad u farabadan oo dalkaas wax ka baran jiray, kuwaa oo isugu jira Soomaali iyo Yemen. Marka laga tago ardaydii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM oo Diidey Codsi Kaga Yimid Odayaasha Marka War saxaafadeed kasoo baxay ciidamada nabad illaalinta Midoowga Afrika ee AMISOM ayaa lagu sheegey in AMISOM ay diidey codsi kaga yimid odayaasha Marka oo ay kulan la yeesheen, kaasi oo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shirkadda Diyaaradaha Jabuuti oo Biloowdey Duulimaadyadeeda Markii ugu horeysey waxaa duulimaad toos ah biloowdey shirkadda diyaaradaha Jabuuti oo dhawaan la asaasay, waxayna duulimaadyada ku biloowdeen kuwa xamuulka. Diyaarada oo musalaftey sanadkii 2002-dii ayaa duulimaadkii ugu horeeyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey oo Musuq Ku Eedeysey SOMA Oil Kooxda kormeerka cunaqabataynta hubka Soomaaliya ee Qaramada Midoobey ayaa shirkadda shidaal barista ee Soomaaliya ee SOMA Oil and Gas ku eedeysey in ku kacday falal musuqmaasuq ah iyo laaluush ay…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Soomaaliya oo Xafiisyo Ku Yeelanaya Gobolada Dalka Kulan maanta dhexmaray guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Mudane Mahad Cabdalla Cawad la qaatay wafdi ka socda hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan horumarinta mashaariicda ee UNDP, waxaa ku wehliyey…
2 daqiiqo Sheeko:War Akhriso Taariikh Nololeedka Hogaamiyaha Cusub ee Taalibaan Mullah Akhtar Mansoor Mullah Akhtar Mansoor oo ah hogaamiyaha cusub ee Taalibaan waxaa lagu tiriyaa nin dhexdhexaad ah, oo wada hadalka iyo diblomaasiyadda jecel, waxaa uu mar dhaw garwadeen ka ahaa wada hadallada…
3 daqiiqo Sheeko:Qormooyinka Goobjoog Xal Laga Cabsi Qabo: Muddo Kordhinta Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa ay ka mid tahay wadamada dhaca qaaradda Afrika gaar ahaan geeska afrika waxaa deris la ah wadamada Kenya, Ethiopia, Djibouti kuwaa oo intooda badan ay ciidamo ka jooogaan…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Milkiilaha Facebook: 17 Dal ayaan galinay Internet Lacag la’aan ah Internet.org waa adeeg Internet lacag la’aan, Waxaa la hirgaliyay sanadkii tagay, iyadoo ay ka faa’ideystaan dalalka aan Internet-ka laheyn. Milkiilaha Facebook ayaas sheegay in hadda Internet-ka lacag la’aanta ah ay…