Dib u Dejin Loo Sameynayo Barakacayaasha Ku Dhaqan Jowhar Sheeko:Dalka Maamulka degmada Jowhar iyo AMISOM ayaa ka shiray sidii dib u dejin loogu sameyn lahaa qoysaska barakacayaasha ah ee ku dhaqan garoonka diyaaradaha ee magaaladaasi. Kulankaan ayaa la isla gartay… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Nus Malyuun Doolar, Waa Lacagta Lagu Heysto SOMA Oil in Ay Laaluush u Bixisey Faahfaahintii ugu horeysey ayaa kasoo baxaysay dacwad musuqmaamusuq oo xafiiska dambiyada daran ee lacago isdabamarinta UK uu kusoo oogey shirkadda SOMA Oil and Gas ee qandaraaska la gashay dowladda Soomaaliya.…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanada “Sharciga Been Xalaaleynta Lacagaha Waxa uu Halis Ku Yahay Shacabka” Qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka oo aragtidooda ka dhiibtey sharciga been xalaaleynta lacagaha oo baarlamaanka la horkeeney ayaa sheegey in sharcigaasi uu halis ku yahay danta shacabka, maadaamaa uu…
2 daqiiqo Sheeko:War Guddiga Warfaafinta Baarlamaanka oo Diidey In Dib Loo Celiyo Sharciga Isgaarsiinta Guddiga warfaafinta iyo isgaarsiinta baarlamaanka ayaa diidey codsi kaga yimid qaar ka mid ah xildhibaanada oo ahaa in dib loo celiyo sharciga isgaarsiinta oo la horkeeney xildhibaanada si ay oga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna Wal Jamaaca oo xabsiga dib ugu celisay Wariyeyaal ay horay u sii deysay. Warar aanu ka helnay Galmudug ayaa sheegaya in maanta mar kale maamulka Ahlu Sunna uu xabsiga dhigay Wariyayaal ka shaqeeya gobolka uu xalay sii daayey iyagoo aan la ogeyn sababta.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Batroolka Iyo Macdanta Oo Qirtay In Ay Ka War Hayso Baaritaanka Lagu Hayo Shirkadda Soma Oil & Gas Wasaaradda Batroolka & Macdanta waxay qireysaa in uu jiro baaritaan eedeymo oo ay Xafiiska Baarista Wax-isdabamarinta ee UK (Serious fraud office) ku bilowday Soma oil & gas Exploration Limited (SOMA)…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka “Human Rights Watch”oo Walaac ka Muujisay Dil loo gaystay sagaal kamid ah hogaamiyaasha Ikwaan Muslimiinta Masar. Haya’adda”Human Rights Watch” ayaa ka hadashay Dil loo gaystay sagaal kamid ah hogaamiyaasha Ikwaan Muslimiinta Masar, waxayna hay’addu ku tilmaantay dilkaas mid sharci darro ah. Bishii aan soo dhaafnay ee…
6 daqiiqo Sheeko:Qormooyinka Goobjoog Hawraartayda Bandhigga Buugaagta Caalamiga ee Hargeysa ! Waxaa maalmahan magaalada Hargeysa ka socdey bandhigga buugaagta caalamiga, kaasi oo socda sanadkii sideedaad oo xiriir ah, waxaa lagu sheegaa in uu yahay kan ugu weyn ee Bariga Africa laga…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Oo Dhageystay Akhrinta Labaad Ee Sharciga Isgaarsiinta Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeesheen xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho waxa ay ku dhageysteen akhrinta Labaad ee hindise sharciga Isgaarsiinta. Kulanka maanta waxaa shir gudoominayay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM Oo Laba Ka Mid Ah Askarteeda u Xirtay Dilalka Ka Dhacay Magaalada Marka Taliska ciidamada AMISOM ee magaalada Marka ayaa sheegay in ay xireen Laba ka mid ah askartooda ka dib markii lagu tuhmay ku lug lahaanshiyaha dad shacab ah oo lagu laayay…