Ma Dhab Baa In Uu Geeriyooday Mulla Cumar, Hogaamiyaha Dalibaan? Sheeko:Qormooyinka Goobjoog Inkasta oo ay beenisay xarakada daalibaan geerida Mulla Cumar, ayaa haddana mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Afqanistan iyo Sirdoonka Bakistaan waxay isku raacsan yihiin inuu geeriyooday Mulla Cumar, haddiise ay dhab… 5 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Gobalka Bakool Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah ayaa ka dhacay deegaanka Madaale oo ku dhaw degmada Tiyeeglow ee gobalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh “Siyaasadda Soomaaliya Waxay Ku Dhisan Tahay Inay Iskaashi Wanaagsan La Yeelato Dalalka Deriska” Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada waraaqaha aqoonsiga kaga guddoomay Danjiraha cusub ee Jamhuriyadda Kenya u fadhin doona Soomaaliya, Maj General (Rtd) Lucas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Hiigsiga 2016 Ee Muqdisho Ka Socda Oo Maanta Lasoo Gabagabeynayo Magaalada Muqdisho waxaa maalintii Labaad ka soconaya shir looga hadlayo Hiigsiga 2016, kaasi oo ay ka qeybgalayaan dowladda Federaalka, maamulada dalka ka jira iyo wakiilo ka socda beesha caalamka. Arinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Loogu Baaqay In Gurmad Bini’aadanimo La Gaarto Shacabka Ceelhuur Maamulka deegaanka Ceelhuur ee gobalka Galgaduud ayaa ka qeylo dhaamiyay xaalad adag oo dhanka nolosha ah, taasi oo ka taagan deegaankaasi. Gudoomiyaha deegaankaasi Maxamed Maxamuud Guurre oo u waramay Goobjoog…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Professor Cabdi Ismaaciil Samatar “Rajada Aan Xamar Ku Arko Ma Wanaagsana” Professor Cabdi Ismaaciil Samatar oo u waramay Goobjoog News ayaa ka hadlay arimo badan oo ku aadan marxaladda haatan uu dalka marayo iyo waxa la filayo, isaga oo sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Professor Cabdikariin Daa’uud Oo Ka Hadlay Doorashada Xilligaan Dalka Ka Dhici Karto Hadii La Waayay Qof Iyo Cod Professor Cabdikariin Daa’uud oo cilmiga siyaasadda ka dhiga Jaamacadda Muqdisho ayaa sheegay in wax la’iska ogaa ay ahayd in dalka doorasho qof iyo cod ah aysan ka dhacayn sanadka 2016-ka,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Heritage “Anaga Waan Ogeyn In Dalkaan Aysan Doorasho Hal Qof Iyo Hal Cod Ah Ka Dhacayn” Madaxa Xarunta Daraasaadka iyo Siyaasadda (Heritage) Cabdirashiid Khaliif Xaashi ayaa sheegay in ay ka war hayeen in sanadka 2016-ka aysan dalka ka dhici karin doorasho Hal Qof iyo Hal cod…
1 daqiiqo Sheeko:War Dhibaatooyinka shaqaalaha Ilaa 20 Dhacdo oo lagu Waxyeelayo shaqaalaha hay’adaha Gargaarka oo dhacay May iyo June May iyo June waxaa la wariyay in ka badan 20 dhacdo oo lagu bartimaameedsanayo shaqaalaha hay’adaha…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka UN-ka oo Ka Walwalsan Kasoo Qeybgal La’aanta Madaxweynayaasha Puntlan iyo Jubbaland ee Shirka Hiigsiga Shirka maanta ka furmey magaalada Muqdisho ee looga hadlayo hiigsiga cusub iyo waxa ka qabsoomay ayaa waxaanan kasoo qeybgalin madaxweynayaasha maamulada Jubbaland Axmed Madoobe iyo Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas.…