Shir Lagu Ansixinayo Dastuurka Maamulka Jubbaland Oo Maanta Ka Furmay Kismaayo (Sawirro) Sheeko:Dalka Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose waxaa maanta ka furmay shir ballaaran oo la doonayo in lagu ansixiyo Dastuurka KMG ah ee maamulka Jubbaland. Shirkaan ayaa waxaa daah furay… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan “Dadka Somaliland Wey Ka Faa’ideysan Doonaan Mashaariicda Hiigsiga Cusub” Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta furay shirka hiigsiga 2016 ee magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arimo badan oo dowladda ku guuleystay iyo kuwa haatan lagu wajahan yahay.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Afgaanistaan ayaa Xaqiijisay Geerida Mullah Cumar Afhayeen u hadlay dowladda Afganistaan ayaa sheegay in Hogaamiyihii Taalibaan goor hore la dilay balse dhaq-dhaqaaqa ayaan weli ka hadlin. Marar badan ayaa horay loo sheegay geeriga Mullah Cumar balse…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Nicholas Kay “Golaha Amniga Waxay Gaareen Qaraar ah In Aanan Mudada La Kororsan Karin” Ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Nicholas Kay ayaa shirka hiigsiga cusub ee maanta ka furmey Muqdisho ka sheegey in marka la gaaro 2016-ka aanan la aqbali doonin muddo kororsi. “Shalay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Maalinta Koowaad Ee Shirka Hiigsiga 2016 Oo Muqdisho Lagu Soo Gabagabeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Nicolas Kay ayaa magaalada Muqdisho si wada jir uga furay maanta shir heer Wasiir ah oo la magac baxay Hiigsiga 2016-ka. Shirkan oo soconaya Laba maalin, waxaa ka…
5 daqiiqo Sheeko:Qormooyinka Goobjoog Yaa Garab Taagan Xaliimo Yareey ? Tan iyo Markii Isniintii July 27, 2015-kii la doortay Xaliimo Yarey, Waxaa la isweydiinayaa sababta”Xaliimo Yarey” loogu doortay jagadan iyo xitaa Guddigan markii horaba?! Maxay ku muteysatay? ! Waa Kuma…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Furay Shir Weynaha Hiigsiga 2016 Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaw waxa uu magaalada Muqdisho ka furay shir weynahaHiigsiga 2016 , kaasi oo ay ka qeybgalayaan xubno ka mid ah dowladda iyo sidoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Itoobiya Oo Ka Baxay Degmada Cadaado Ee Gobalka Galgaduud Wararka ka imaanaya degmada Cadaado ee gobalka Galgaduud ayaa ku waramaya in halkaasi ay isaga baxeen ciidamadii Itoobiya ee fariisinka ku lahaa, iyadoo aan la ogeyn sababta ay ciidankaasi uga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Maanta Xiray Qaar Ka Mid Ah Wadooyinka Muqdisho Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xiray qaar ka mid ah wadooyinka magaalada Muqdisho, arimo la xiriira shirka maanta ka furmaya magaalada. Waxaa wadooyinka xiran ka mid ah, midda 21-…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Qoryooley “Cid Walba Oo Amni Xumi Waddo Tallaab Ayaan Ka Qaadeynaa” Maamulka degmada Qoryooley ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa digniin kama dameys ah u diray dad ay sheegeen in ay ku howlan yihiin amni xumi ka dhacdo degmadaasi. Madaxa maaliyadda degmadaasi…