Ahlu-sunna Oo Ciidankeeda Ku Biirinaysa Dowladda Federaalka Sheeko:Dalka Maamulka Ahlu-sunna waljameeca ee gobalada Koonfureed ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan isku dhaf lagu sameeyo ciidamadooda iyo kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya. Xoghayaha guud ee maamulkaasi Sheekh Isaaq Xuseen Mursal… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wanlaweyn: Rag Isbaaro Dhiganayay Oo Gacanta Lagu Dhigay Maamulka degmada Wanlaweyne ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in ciidamada xooga dalka Soomaaliya ay gacanta kusoo dhigeen rag hubeysnaa oo shacabka Isbaaro u dhigan jiray. Gudoomiye ku xigeenka dhanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Gedo Oo Ku Baaqay In La Dejiyo Siyaasadda Jubbaland Waxgaradka ku dhaqan gobalka Gedo ayaa sheegay in guud ahaan siyaasada ka jirto gobalada Jubbaland aanay deganeen, islamarkaana loo baahan yahay in hadda dib u habeyn iyo dejin lagu sameeyo.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayo Hiigsiga 2016 Oo Maanta Ka Dhacaya Magaalada Muqdisho Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxaa maanta lagu wadaa in uu ka furmo shir ballaaran oo looga hadli doono hiigsiga 2016-ka, kaasi oo arimo badan diiradda lagu saari doono. Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gurmad Iyo Gargaar: Makabka Nawaal Seddax Oo In Ka Badan 2-kun Oo Qof Kasoo Qaaday Dalka Yemen Markabka Nawaal Seddax ayaa in ka badan Laba Kun oo qof waxa uu kasoo qaaday magaalada Mukalla ee dalka Yemen, dadkaasi oo u badan Soomaali naftooda kala soo carartay dagaallada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaalida Ku Sugan Magaalada Cadan Ee Dalka Yemen Oo Xaalad Adag Soo Wajahday (Sawirro) Waxaa laga dayrinayaa xaaladda qaxootiga soomaaliyeed ee ku nool magaalada Cadan ee dalka Yemen ka dib markii ay ka go’een wixii sahay ahaa oo ay heysteen. Wariyaasheena ku sugan dalka…
1 daqiiqo Sheeko:War Shir Lagu Ansixinayo Dastuur oo Bari Ka Furmaya Kismaayo Wararka ka imanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in halkaasi ay ka socoto qabanqaabada shirweyne lagu ansixinayo dastuur loo qorey maamulka Jubbaland, kaasi oo lagu dhaqi doono maamulkaasi. Shirkani oo ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Cahdiga Cusub ee Muqdisho Ka Furmaya Waxaa Ka Qeybgalaya 120 Ergo Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Nicholas Kay, ayaa beri si wadajir ah u guddoomin doona shirkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda oo Soo Bandhigtey Sawirka Ninka Lagu Tuhunsanyahay Weerarkii Hoteel Jazeera Dowladda Soomaaliya ayaa soo bandhigtey sawirka nin dhalinyaro ah oo la sheegey in uu ahaa qofkii geystey qarixii ismiidaaminta ahaa ee lagu qaaday hoteel Jazeera 27-dii bishan July, 2015. Ninkani…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR MURTIYEED AY WADAJIR U SOO SAAREEN MADASHA MIDNIMADA IYO DIMOQRAADIYADA (MMD) IYO ISBAHAYSIGA QARANIMADA IYO DIMOQRAADIYADA (IQD) Iyadoo MADASHA MIDNIMADA IYO DIMOQRAADIYADU (MMD) tahay Madal iyo Dallad siyaasadeed oo ay ku bahoobeen Ururro Siyaasadeed, Siyaasiyiin iyo xubna ka tirsan Baarlamaanka Dawladda Federaalka Somalia oo ka wakiil ah…