Qaraar ka soo baxay Guddoonka Baarlamaanka ee doorashada 2016-ka Sheeko:War ka akhriso halkaan guddoonka baarlamaanka oo soo saaray go’aan wada jir ah oo ku saabsan doorashada 2016-ka, go’aankaan oo ka soo baxay xafiiska guddoonka baarlamaanka soomaaliya ayaa ka hadlaya go’aanka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiraxmaan Faroole “Xukuumadda Xamar Joogta Ayaa Qas Wadda” Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa dowladda Federaalka ku eedeeyay in ay hareer martay Dastuurka KMG ee dalka u yaalla, islamarkaana ay mas’uul ka tahay wax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Muqdisho Qaarkood Oo Aragti Kala Duwan Ka Dhiibtay Isku Dhaf Lagu Sameeyo Ciidamada dowladda Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa aragti kala duwan waxa ay ka dhiibteen arinta ku aadan in la sameeyo ciidamo isku dhaf ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mudaaharaad Looga Soo Horjeedo Qiimo Kororka Qaadka oo Ka Dhacay Gaalkacayo Boqolaal dad ah oo u badan dumarka qaadka ka faashleeya ama tafaariiqda u iibiya ayaa banaanbax ka dhigey bartamaha magaalada Gaalkacayo, iyaga oo cabasho ka qaba qaadka oo qimihiisa lagu…
2 daqiiqo Sheeko:War Ra’isulwasaare Cumar “Doorasho ay Shacabka Codeeyaan Kama Dhici Karto Dalka 2016” Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirishiid Cali Sharma’arke ayaa maanta guddiga joogtada ee baarlamaanka u sheegey in aysan suurogal ahayn in dalka laga qabto doorasho shacabka ay codkooda dhiibtaan sanadka 2016-ka. Isaga…
7 daqiiqo Sheeko:Qormooyinka Goobjoog Halyeygii Xalane ee naftiisa calanka u hurey iyo sida uu maanta xaal yahay ! Shalay ;wax kasta waxaan u hurnay wadanka wax kasta oo qaali ahna ku waynay , Maanta ;waxaan wax kasta u huraynaa sidii aan wadanka uga carari lahayn !, maxaa isbadalay?…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Galmudug oo Badalay Qodob Dastuurka ku Jirey, Madaxweynaha oo Soo Dhaweeyey Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay go’aanka baarlamanka maamulka KMG ee Galmudug uu ku beddeley qodob ka mid ah dastuurkisa oo ku saabsanaa xadka…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji War Farxad Leh: Falash aad ku keydin karto wax walba Dad badan ayaa cabasho ka muujiyay keydinta Datada iyo xogta ay hayaan, Falashayad hadda la isticmaalo waa kuo Limit leh, xogtooda ama keydinta meel ayey ku egtahay, Lakin hadda waqtigaas…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Markabka Nawaal Oo Markii Seddaxaad Dad Kasoo Daabulaya Yemen (Sawirro) Mashquul aad u xooggan ayaa dekedda magaalada Mukalla ka jiray tan iyo 24- saac ee lasoo dhaafay. Gudiyada ka shaqeynaya arrimaha qaxootiga, maamulka gobolka Xadarmuud iyo kan magaalada Mukalla, shaqaalaha…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Munaasabad Ka Dhacday Yemen Oo Lagu Bogaadiyay Goobjoog News (Sawirro) Munaasabad si weyn loo agaasimay oo ay si wadajir ah usoo qaban qaabiyeen Jamciyadda Saciida ee arrimaha qaxootiga iyo maamulka gobolka Xadarmuud ayaa lagu qabtay magaalada Mukalla ee gobolka xadarmuud.…