Shirkii Wadahadalada Dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada oo Qodobo Laga Soo Saaray Sheeko:Dalka War qoraal ah oo dhawaan kasoo baxay dowladda federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegey in shirkii magaalada Garoowe oga socdey xukuumadda federaalka iyo maamul goboleedyada Jubbaland iyo Puntland la’isku waafaqay qodobo… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Qormooyinka Goobjoog Kaligii Taliye Hore oo Lagu Maxkamadeynayo Wadanka Senegal-Akhriso Taariikhdiisa Hissene Habre oo ahaa Kaligii-taliye u dhashay dalka Chad ayaa Isniinta oo 20 Bisha July lagu maxkamadeynayaa dalka Senegal ee galbeedka Afrika. Mr. Habre ayaa lagu eedeeyay in uu mas’uul ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadkii Ka Yimid Yemen Ee Muqdisho Soo Gaaray Oo Gurmad u Baahan Wixii ka dambeeyay dagaallo culus oo ka dhacay dalka Yemen, waxaa dalka dib ugu soo laabanayay muwaadiniin badan oo Soomaaliyeed, kuwaasi oo hadda u baahan gurmad degdeg ah. Maxamed Nuur…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shabellaha Hoose: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Dhaqdhaqaaq Ciidan Bilaabay Dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ay wadaan ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa laga soo sheegayaa deegaanno ka mid ah gobalka Shabeellaha Hoose. Ciidamadaan ayaa isku fidiyay Tuulooyin hoostaga degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxamuud Sayid Aadan “Lama Joogsanayo Illaa Gobalka Gedo Oo Dhan Laga Saaro Al-shabaab” Siyaasiga Maxamuud Sayid Aadan oo ka mid ah xubnaha hor kacaya weerarka ay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ku qaadeen degmada Baardheere ayaa sheegay in ciidamadaan aysan dib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Al-shabaab Ka Qabsaday Deegaanno Ku Dhaw Baardheere Wararka ka imaanaya gobalka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay Al-shabaab ka qabsadeen deegaanno ku dhaw degmada Baardheere ee gobalka Gobalkaasi. Ciidamadaan ayaa Seddax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Galmudug Oo Ku Wajahan Magaalada Gaalkacyo Madaxweynaha Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa lagu wadaa in maanta uu gaaro magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug, 15 cisho ka dib doorashiidiisii. Wararka ka imaanaya Gaalkacyo ayaa sheegaya in…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweynaha oo Qaabiley Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay casho sharaf u sameeyey guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir iyo xildhibaano baarlamaankaasi ka mid ah, waxaana cashada ka qeybgalay guddoomiyaha baarlamaanka federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Jowhar oo Xabsiga u Taxaabay Xaaska iyo Carruurta Askari Qof Shacab ah Diley, Kadibna Baxsaday Sida uu kusoo waramayo wariyaheena Jowhar, waxaa xabsiga loo taxaabay xaaska iyo carruurta askari maalintii khamiistii qof shacab ah ku diley magaaladaasi, kadibna baxsaday. Dilka ayaa waxaa ka dhashay banaanbaxyto…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariye Ka Tirsan Goobjoog FM oo Laga Soo Siidaayay Xabsiga Jowhar Wariyaha Goobjoog ee gobolka Shabeelada Dhexe Aadan Xuseen Daa’uud ayaa xalay saqdhexe laga siidaayay xabsiga magaalada Jowhar kadib markii maamulka dowladda federaalka ee gobolkaasi ay shalay xabsiga u taxaabeen. Wariyaha…