Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Odayaal Iyo Shacab Kula Kulmaya Magaalada Qardho (Sawirro) Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo wafti uu hoggaaminayo oo maalmahan hawlo shaqo u joogay Puntland ayaa booqasho ku tegay magaalada Qardho iyagoo ka jawaabaya… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaalida Koonfur Afrika Oo Maanta Aan Ciidin Balse Afuran Soomaalida ku dhaqan dalka Koonfur Afrika gaar ahaan magaalada Cape Town ayaan maanta ciidin, xilli ay Afuran yihiin. Cabdifitaax Ismaaciil Maxamed iyo Axmed Daa’uud oo ku sugan magaalada Cape Town…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheeh Oo Cafis u Fidiyay Maxaabiis Ku Xirneyd Xabsiga Dhexe Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabbad Ciidul Fidriga awgeed cafis u fidiyey 79 maxaabiis oo dembiyo kala duwan ugu xirnaa xabsiyada dowladda. Maxaabiistan la cafiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiye Jawaari “Muwaadiniinta Soomaaliyeed Meel Walba Oo Ay Joogaan Waxaan Leeyahay Ciid Wanaagsan” Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ugu hambalyeeyay guud ahaan shacabka Soomaaliyeed, munaasabadda maalintaan ciidd ah. “Ciid mubaarak mubaarak, Ciid mubaarak, Ciid mubaarak, kulli caamu wa antum bil…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Shacabka Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyay Munaasabadda Ciidda Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa shacabka Soomaaliyeed waxa uuu ugu hambalyeeyay munaasabadda ciidul Fidriga oo maanta loo dabaal degayo maalinteeda Koowaad. “Shacabka Soomaaliyeed waxaan leeyahay Hambalyo, ciid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh “Ciidda Awgeed Hala Isku Cafiyo” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmauud ayaa ugu hambalyeeyay guud ahaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda ciidul Fidriga, oo maalinteeda Koowaad maanta loo dabaal degayo. Madaxweynaha ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya iyo Hey’adda Culumada oo Shaaciyey in Bari Ciid Tahay Dowladda Soomaaliya iyo Hey’adda Culumada Soomaaliyeed ayaa shaaciyey in maalinta barito ah oo maalin ah ay tahay Ciidul Fidriga , taasi oo loo dabaaldego dhamaadka bisha barakaysan ee Ramadhaan. Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda oo Sheegatay Mas’uuliyadda Weerarkii Cirka ee Baardheere War lagu baahiyey warbaahinta dowladda ayaa lagu sheegey in hey’adda nabad suggida NISA unug ka tirsan ay ka dambeeyeen duqeyntii xagga cirka ee xalay ka dhacday meel 35km u jirta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya : Shirkadaha Isgaarsiinta Soomaaliya Xad Gudub Ayay Nagu Hayaan Wasiirka warfaafinta dalka Kenya Fred Matiang’I oo maanta hadlay maanta ayaa eedeyn u jeediyey shirkadaha isgaarsiinta Soomaaliya, wuxuuna ku eedeeyey in ay shucaac iyo qalqal ku furayaan kanaalada isgaarsiinta dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Isbitaalka Magaalada Baladweyne Oo Dawo La’aan Ah Dawo la’aan ayaa xilligaan soo wajahday Isbitaalka guud ee magaalada Baladweyne, iyadoo taasi saameyn ay ku yeelatay bukaanno badan oo Isbitaalka jiifay. Gudoomiye ku xigeenka dhanka arimaha bulshada maamulka gobalka…