C/weli Gaas Oo Shacabkii Ka Barakacay Waqooyiga Gaalkacyo Ugu Baaqay Inay Soo Laabtaan Sheeko:Dalka Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ugu baaqay shacabkii ka barakacay Waqooyiga magaalada Gaalkacyo inay dib ugu soo laabtaan magaaladaasi, ka dib heshiis laga gaaray dagaalladii dhacay. Gaas… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacayaasha Ku Dhaqan Duleedka Muqdisho Oo Noloshooda Laga Deyrinayo Qaar ka mid ah dadka barakacayaasha ah ee ku dhaqan deegaanna ku yaalla duleedka magaalada Muqdisho ayaa xilligaan ka deyrinaya xaaladooda nololeed, ka dib markii ay waayeen cunno ku filan…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Magan “Galmudug Iyo Puntland Haka Dhabeeyaan Heshiiskii Ay Gaareen” Xildhibaan Maxamuud Cali Magan oo kamid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa ugu baaqay maamullada Puntland iyo Galmudug in ay ka dhabeeyaan heshiiskii ay ka gaareen dagaalladii Gaalkacyo, islamarkaana ay qodob…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaraxyo Ismiidaamin Ah Oo Lagu Qaaday Suuq Ku Yaalla Jaziiradda Koulfoua Ee Dalka Chad Ugu yaraan 15 ruux ayaa ku geeriyootay 130 kalana waa ay ku dhaawacmeyn ka dib weeraro Ismiidaamin ah oo is xig xigay markii lagu qaaday Jasiiradda ku taalla dalka Chad.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Bogaadiyay Dadaallada Nabadda Ee Ka Socda Gaalkacyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalmahan howlo shaqo u jooga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, ayaa waxa uu kulamo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muftiga Sacuudiga oo Booriyay in La Taageero Dalka Turkiga Sheekh Cabdi Casis Ala-Sheekh oo ah Muftiga boqortooyada Sacuudiga ayaa umadda Islaamka ku booriyay in la taageero dalka Turkiga loolankiisa kala dhaxeeyay dalka Ruushka. Muftiga waxaa uu intaa ku daray…
10 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay Mogadishu, 05 December 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Fadhaaye “ Socdaalka iyo Geediga Ciidanka Galkacyo isku horfadhiyay” Xildhiaan Fadhaaye oo ka tirsan Xildhibaanada Federaalka oo ku sugan Galkacyo kana qeybgalaya Qado ay Puntland ku sameysay Waqooyiga Galkacyo ayaa sheegay in ay socdaan geediga ciidankii isku kor fadhiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Galmudug Oo Socdaalka Nabadda Ku Tagay Waqooyiga Gaalkacyo Madaxweynaha maamulka Galmudug State Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo xubno ka mid ah maamulkiisa, Odayaal dhaqameed, siyaasiyiin iyo madax kale ayaa socdaalka nabadda waxay ku tageen Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee Puntland.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Warbixiyay Kulan Uu La Qaatay Dhiggiisa Dalka Shiinaha Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa faahfaahin ka bixiyay kulankii gaarka ahaa ee uu xaley magaalada Johannesburg kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuriyadda Dadka ee Shiinaha Xi Jinping. Madaxweynaha…