Aamino Maxamed iyo Jamaal Maxamed oo Nairobi Ku Kulmey Sheeko:Wararka Caalamka Safiirka cusub ee dowladda Soomaaliya u magacoowdey Kenya Jamaal Maxamed ayaa xafiiskeeda kula kulmey Aamino Maxamed oo ah wasiirka arrimaha dibada Kenya Kulankani ayaa salka ku hayay sidii waraaqihiisa safiirnimo… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:War Guddiga Difaaca Baarlamaanka oo Mushaaraadka Ciidamada Weeydiiyey Wasiirka Gaashaandhigga Kulan ayaa dhexmaray guddiga difaaca baarlamaanka iyo wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya Jeneraal Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini, waxaana wasiirka wax laga weeydiiyey xuquuqaha ka maqan ciidamada xoogga dalka oo aanan iyagu mushaarka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nairobi: Maamulka Galmudug Oo La Taageeray Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ka dhacay munaasabad lagu taageerayay maamulka Galmudug, waxaana munaasabadaasi isku soo daba riday Jaaliyadda maamulkaasi ee Nairobi. Waxaa munaasabadaasi ka qeybgalay Odayaal dhaqameed, waxgarad,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Booliiska Baladweyne Oo Ka Warbixyay Howlgal Ay Ka Sameeyeen Magaaladaasi Taliska ciidanka Booliiska ee magaalada Baladweyne xarunta gobalka Hiiraan ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay howlgal ay ka sameeyeen xaafadaha magaaladaasi. Taliyaha Booliiska Baladweyne Korneel Cali Dhuux Cabdi Mahad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Gudoomiyahii Hore ee Degmada Afgooye Oo La Dilay Wararka imaanaya degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in halkasi lagu dilay gudoomiyahii hoere ee degmadaasi Cabdullaahi Cabdi Iidey. Nin ku hubeysan Bistoolad ayaa la sheegay in uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Hiiraan Oo Shaaciyay Xilliga Uu Furmayo Shirka Maamul u Sameynta Shabellaha Dhexe Iyo Hiiraan Maamulka gobalka Hiiraan ayaa ka hadlay xilliga uu furmi doono shirka maamulka loogu sameynayo gobalada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe, xilli heer gabagaba ah uu marayo shirka dib u heshiisiinta Baladweyne.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacayaasha Ku Nool Degmada Jowhar Oo u Baahan Gargaar Bini’aadanimo Barakacayaasha ku dhaqan degmada Jowhar ee xarunta gobalka Shabellaha Dhexe ayaa lagu soo waramayaa in xilligaan ay hayso xaalad adag oo dhanka nolosha ah, iyaga oo ugu baaqay maamulka degmadaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhaq dhaqaaqyo Ciidan Oo Ka Socda Gedo Wararka ay Goobjoog News ka helayso gobalka Gedo ayaa ku waramaya in dhaqdhaqaaqyo ciidan ay halkaasi ka wadaan ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa AMISOM. Ciidamo ka mid ah Itoobiya ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Boosaaso Oo Amaanay Barnaamijka Gurmad Iyo Gargaar Waxgaradka ku dhaqan magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa amaanay barnaamijka Gurmad iyo Gargaar ee Goobjoog News, kaasi oo mira dhalkiisa noqday in shacab badan oo Soomaaliyeed laga soo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdi Qeybdiid “Xilka Ayaan Ku Wareejinayaa Madaxweynaha Cusub” Madaxweynihii hore ee maamulkii la oran jirey Galmudug Cabdi Cawaale Qeybdiid ayaa sheegey in uu diyaar u yahay in uu xilka ku wareejiyo madaxweynaha cusub ee loo doortey maamulka rasmiga…