“Dowladda Waa In Ay Buuxisaa Seddexda Caloolood ee Ciidamada Si Loo Xaqiijiyo Ammaanka” Sheeko:Dalka Dhawaanahan waxaa soo baxayay warar sheegaya in dagaalyahanada Alshabaab ay la wareegayeen deegaano horey looga qabsaday, iyada oo ciidamada dowladda ay kasoo baxeen meelo kala duwan. Illaa 3 magaalo oo… 4 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdirishiid Xiddig “Shirkadda Talyaaniga Waxa ay Sidoo Kale Tababaro Ka Fulin Doontaa Muqdisho iyo Baydhabo” Isaga oo ka hadlayay heshiis ay kala saxiixdeen shirkad Talyaani ah oo lagu magacaabo CEPO iyo Maamulka Jubbaland ayuu wasiiru dowlaha arrimaha gudaha Cabdirishiid Maxamed Xiddig sheegey in shirkadani ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiwali Gaas “Jeneraalka Muxyadiin Waa In uu Isa Soo Dhiibaa, Hubkana Dhigaa” Wadahadalo waanwaan ah oo odayaal ay ka dhax wadeen maamulka Puntland iyo jeneraal Muxyadiin Axmed Muuse oo gadoodey, ciidamadana la goostey ayaa lagu soo waramayaa in ay miro dhali waayeen.…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’isul Wasaare Ku Xigeenka oo Booqdey 13 Wasaaradood, Kana Hadlay Keydka Cuntada Soomaaliya Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte ayaa maalintii labaad booqanayey Wasaaradaha Dowladda si wax badan uga ogaado sida ay u shaqeeyaan, una qiimeeyo baahiyaha ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaxootigii Laga Keenay Yemen oo Boosaaso Laga soo Ambabixiyay (Daawo Sarirada) Qaxooti ku xareysnaa xerooyin ku yaalay Boosaaso ayaa halkaas laga soo ambabixiyay, Qaxootigan oo la socday Markabka Nawaal 3 ayaa laga keenay dalka ay dagaalada ka socdaan ee Yemen, Dadkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Odawaa Oo Baaq u Diray Ahlu-sunna Waljameeca Wasiirka Arimaha gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa oo maanta saxaafadda kula hadlay garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, ka dib markii uu kasoo laabtay magaalada Cadaado…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Hiiraan Oo Soo Dhaweeyay Doorashadii Shalay Ka Dhacday Cadaado Maamulka Gobalka Hiiraan ayaa soo dhaweeyay doorashadii shalay ka dhacday magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud, taasi oo lagu doortay madaxweynaha Galmudug iyo ku xigeenkiisa. Gudoomiye ku xigeenka dhanka arimaha bulshada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland “Doorashadii Cadaado Villa Soomaaliya Ayaa Laga Soo Abaabulay ” Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Xasan Soocade ayaa sheegay in maamulkooda uusan aqoonsaneen doorashadii shalay ka dhacday magaalada Cadaado, waxaana ay ku sheegeen mid lasoo dhoob dhoobay. Waxa uu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi Ka Socday Dowladda Federaalka Iyo Talyaaniga Oo Gaaray Magaalada Kismaayo Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose waxaa maanta gaaray wafdi ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Talyaaniga, kuwaasi oo lagu soo dhaweeyay magaaladaasi. Waxaa wafdigan hor kacayay wasiiru dowladaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ka Dhacay Degmada Xamar Jajab Ee Magaalada Muqdisho (Sawirro) Qarax Miino ayaa maanta ka dhacay Barxadda Shineemo Afrika degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho, kaasi oo la sheegay in uu ku xirnaa gaari uu lahaa askari ka tirsan hay’adda…