Garbahaarey: Ciidankii Dagaallamay Oo La Heshiisiinayo Sheeko:Dalka Culimada iyo Waxgaradka degmada Garbahaarey ee Gobalka Gedo ayaa wada dadaalo nabadeed oo lagu qaboojinayo xiisada colaadeed oo maalmahii ugu dambeeysay ka taagneyd degmada Garbahaarey, iyadoo xiisadaasi ay sababtay dhimasho… 2 daqiiqo
10 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federalka Oo Ka Hadashay Wixii u Qabsoomay Todobaadkii Tagay Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin, Gargaar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Kahaatumo Oo Soo Dhaweeyay Doorashadii Galmudug Maamulka Khaatumo State ayaa soo dhaweeyay Doorashadii shalay ka dhacay magaalada Cadaado ee lagu doortay madaxweynaha Galmudug iyo ku xigeenkiisa. Wasiirka Warfaafinta Maamulkaasi Maxamed Gacmo Yare oo u waramay Goobjoog…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Ciidanka Xooga Dalka Oo Beeniyay In Al-shabaab Ay Qabsadeen degmada Wanlaweyn Taliska ciidanka xooga dalka Soomaaliya ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa waxba kama jiraan ku sheegay wararka sheegaya in ciidamada Al-shabaab ay habeenkii xalay ahaa saacado haysteen degmada Wanlaweyn ee gobalkaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uuliyiin Sarsare oo Kenya ka Tirsan oo Caruurtooda Alshabaab Ku Biireen Warar kusoo baxay jaraa’idka dalka Kenya ayaa tibaaxaya in carruur ay dhaleen mas’uuliyiin sarsare oo Kenya ah la la’yahay, loona badinayo in ay Alshabaab ku biireen. Mid ka mid ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Beesha Caalamka “Galmudug Waa In Ay Wadahadal la Furtaa Puntland iyo Ahlu Sunna” War saxaafadeed kasoo baxay Qaramada Midoobay, Urur Goboleedka Bariga Afrika ee IGAD, AMISOM, Midowga Afrika, Midowga Yurub iyo Dowladda Mareykanka ayaa maamul goboleedka cusub ee Galmudug iyo dowladda federaalka looga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda oo Ka Hadashay Shaqo Abuurista Dhalinyarada Warbixinta todobaadlaha ah ee dowladda kaga hadasho waxqabadkeeda ayaa lagu soo hadalqaaday shaqo abuurista dhalinyarada iyo waxa laga qabtay. Warbixinta ayaa u qorneyd sida soo socota. Wasiir Ku xigeenka Wasaarada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaalyahada Alshabaab oo Xalay Saacado Qabsaday Wanlaweyn Dagaalyahanada Alshabaab ayaa xalay fiidkii la wareegey magaalada Wanle Weyn ee gobolka Shabeelada Hoose kadib markii ciidamada dowladda federaalka ay halkaasi isaga baxeen. Dadka deegaanka ayaa warbaahinta u sheegey in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug Oo La Doortay Waxaa lasoo gaba gabeeyay Wareegii Sedaxaad ee Doorashada madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo ay ku tartamayeen musharaxiinta kala ah Maxamed Xaashi Carabey iyo Bashiir Diiriye Shariif. Xilka madaxweyne ku xigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Laba Musharrax Oo Usoo Baxay Wareega Sedaxaad Ee Doorashada Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug Wareegii Labaad ee doorashada Madaxweyne ku xigeenka Galmudug ayaa lasoo gabagabeeyay, iyadoo xildhibaanada codeeyay ay gaarayeen 76, halka mudanayaasha goobta ku sugan ay ahaayeen 89. Waxaa wareegaan ku tartamayay Seddax…