Seddax Musharrax Oo Usoo Gudubtay Wareegga Labaad Ee Doorashada Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug Sheeko:Dalka Waxaa lasoo gaba gabeeyay wareega 1-aad ee doorashada madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo ka soconaysa magaalada Cadaado. Waxaa ku tartamayay Lix Musharrax, iyadoo Seddax ka mid ah ay usoo gudbeen… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug Oo Bilaabatay Magaalada Cadaado ee gobalka Galgduud waxaa ka bilaabatay doorashada madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo ay u tartamayaan Lix musharrax. Xildhibaanada baarlamaanka Galmudug oo gaaraya 89 ayaa dooranaya madaxweyne ku xigeenka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Cabdikariin Guuleed “Waxaan Wada Hadal La Galeynaa Ahlu-sunna” Madaxweynaha cusub ee maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo goor dhaw hadlay ayaa sheegay in wada hadal uu la galayo maamulkiisa maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee gobalada dhexe. Waxa uu sheegay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikh Nololeedka Madaxweynaha Galmudug Cabdikarim Xuseen Guuleed Cabdikarim Xuseen Guuleed waxaa uu ku dhashay deegaanka Mustaxiil oo ka tirsan Itoobiya, lakin waxaa uu yaraantiisii ku nolaa, wax ku bartay kuna soo koray magaalada Beledweyn ee gobolka Hiiraan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Cabdikariin Xuseen Guuleed Oo Loo Doortay Madaxweynaha Galmudug Magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud waxaa goor dhaw lagu soo gaba gabeeyay doorashada madaxweynaha maamulka Galmudug, wareegii Sedaxaad oo la’isla soo gaaray. Waxaa wareegaan isugu soo haray Musharraxiinta kala ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wareega Labaad Ee Doorashada Madaxweynaha Galmudug Oo Soo Gabagaboobay Wareega Labaad ee doorashada madaxweynaha Galmudug ayaa goor dhaw lasoo gaba gabeeyay, waxaana ku tartamayay Seddax Musharrax. Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ee codeynayay ayaa tiradoodu waxa ay ahayd 89 mudane, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Seddax Musharrax Oo Usoo Gudbay Wareega 2-aad Ee Doorashada Madaxweynaha Galmudug Waxaa goor dhaw soo gaba gabowday wareega 1-aad ee Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo ay ku tartamayeen 6-musharrax. Xildhibaanada Baarlamnaanka Galmudug ee codeeyay ayaa ah tiradooda 89, waxaana musharraxiinta ay codadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Doorashada Madaxweynaha Galmudug Oo Bilaabatay Goor dhaw waxaa magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud si toos ah uga bilaabatay doorashada madaxweynaha Galmudug, waxaana codeynanaya xildhibaanada Galmudug. Guddiga doorashada ayaa sharaxaad waxa ay ka bixiyeen qaabka codeynta,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Ku Sugan Cadaado Oo Fariin u Diray Musharraxiinta Madaxweyne Ee Galmudug Waxgaradka ku sugan magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud ayaa fariin waxa ay u direen dhammaan musharaxiinta u taagan xilka madaxweynaha maamulka Galmudug. Suldaan Cabdikariin Suldaan Maxamuud oo ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Galmudug Iyo Ku Xigeenkiisa Oo Maanta La Dooranayo Magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud waxaa ka soconaysa diyaar garowgii ugu dambeeyay ee ku aadan doorashada madaxweynaha Galmudug iyo ku xigeenkiisa. Maanta oo ay tahay Sabti 4-ta bisha July waxaa…