Mareykanka oo La Sheegey in uu Saldhigyo Qarsoodi Ku Leeyahay Kismaayo iyo Balli Doogle Sheeko:Dalka Sida uu faafiyey wargeyska Foreign Policy, illaa 2 saldhig oo qarsoodi ah oo uu Mareykanku leeyahay kuwaasi oo laga duuliyo diyaaradaha aanan duuliyeyaasha lahayn ee Drones loo yaqaan ayaa ku… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM “Ma Jirto Wax Dib u Gurasho Ah oo Aan Sameyney” Talista ciidamada nabad illaalinta Midoowga Afrika ayaa beeniyey warar kusoo baxay qaar ka mid ah warbaahinta oo sheegayay in AMISOM ay dib oga guranayso deegaanadii ay horey ula wareegtey. Maman…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Xoriyadda Burundi oo Muqdisho Laga Xusey, Askarkii Laga Laayay oo Laga Tacsiyeeyey Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte iyo xubno ka tirsan golaha Wasiiradda oo ay ka mid yihiin Wasiirka Gaashaandhigga Gen. C/qaadir Sheekh Cali Diini, Wasiiru…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda oo Ka Hadashay Shirka Gobolada Dhexe oo Maanta Lasoo Gabogabeynayo Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska, Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) oo ka hadlayey nidaamka Maamul u sameynta Gobollada Dhexe oo la filayo maalinta berri ah ee 4ta July 2015 in…
4 daqiiqo Sheeko:War Revision von juristische Doktorarbeit Ghostwriter Amt für Studikern Revision von juristische Doktorarbeit Ghostwriter Amt für Studikern Bedürfen Sie getreuen akademische Seminararbeit Wissenschaftler für der Entwicklung Ihrem Übengsstück von A bis Z. schreibburo.de – Aufgeschlüsselte juristisches Fallstudie Kreation Unternehmung…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgal Dad Lagu Qabtay Ka Sameeyay Baladweyne Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxa ay howlgal ballaaran ka sameeyeen xaafado ka mid ah magaalada Baladweyne, iyaga oo soo qabtay dad lala xiriirinaayo in xiriir ay la leeyihiin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Beeleed Ka Dhacay Magaalada Mandheera Beelo Soomaali ah ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dagaallameen deegaanka lagu magacaabo Carabiya oo Ka tirsan magaalada Mandhera ee gobalka Waqooyi Bari Kenya. Inta la xaqiijiyay waxaa dagaal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada AMISOM Oo Faarujiyay Degmada Qoryooley Ciidamada AMISOM ayaa habeenkii xalay ahaa waxa ay isaga baxeen degmada Qoryooley ee gobalka Shabellaha Hoose, iyaga oo aaday dhanka degmada Buurhakaba. Gudoomiyaha degmadaasi Maxamed Xaaji Cismaan oo u waramay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadkii Saarnaa Markabka Nawaal 3 Oo Si Nabad Ah Ku Tagay Boosaaso (Sawirro) Markabka Nawaal 3 oo waday dad ku dhaw 4-kun oo qof, kana keenay Yemen ayaa shalay si nabad ah waxa uu ugu soo xirtay dekadda Magaalada Boosaaso ee gobalka Bari.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Alshabaab oo Qabsaday Magaalooyin Hor Leh Dagaalyahanada Alshabaab ayaa dib ula wareegey magaalooyin sedex ah oo ay isaga baxeen ciidamada AMISOM saacadihii lasoo dhaafay. Magaalooyinkani ayaa waxaa ka mid ah Tooro Tooroow, Awdheegle iyo Mubaarak oo…