Faallo: 55- Sano Xuriyadii Kadib, Soomaaliya Xor Ma Tahay?!! Sheeko:Qormooyinka Goobjoog 1-da Luulyo waa maalinta Soomaaliya, maalintii midnimada ayaan abid Soomaliya ka maqli jiray, dadka waa isla dadkii, dalkuna sidoo kale waxaase is-bedelay dhedhenkii xuriyadda, waxaan hubaa in maalintaa kaliya ahayn… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Kenya oo Sheegtey In Dowladda Soomaaliya Ay La laabatay Dacwaddii Maxkamadda Adduunka Wasiirka arrimaha dibada Kenya Aamina Maxamed ayaa baarlamaanka dalkaasi u sheegtey in dowladda Soomaaliya ay la laabanayso dacwad ay horey u geysey maxkamadda adduunka ee Hague, taasi oo ku saabsaneyd…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Kasoo Laabtay Safar Itoobiya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa kusoo laabtay magaalada Baydhabo waxana uuna ka warbixiyey safarkii todobaad ka badan uu ku joogey dalka Itoobiya. Waxa uu Shariif sheegey in madaxda Itoobiya ay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan “Ma jirto Awood Sharciyadeed Ii Saamaxaysa Inaan Kala Diro Baarlamanka” (Sawirro) Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khudbad u jeediyay xubnaha Baarlamanka Federaalka, isagoo ka warbixiyey xaaladda dalka iyo waxqabadka dowladda. Madaxweynaha ayaa ugu horeyn baarlamanka ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Markabka Nawaal 3 Oo Yemen Kasoo Qaadaya Soomaali Badan Markabka Nawaal Seddax oo uu ku yaboohay Ganacsade Soomaaliyeed ayaa in ka badan Shan Cisho waxa uu ku sugan yahay Dekadda Magaalada Mukalla ee Yemen, halkaasi oo ay soo gaareen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uul Ka Tirsan Maamulka Gobalka Hiiraan Oo Is Casilay Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan magaalo madaxdiisa ee Baladweyne ayaa sheegaya in goor dhaw uu is casilay Isku duwihii Maaliyadda Gobolka Hiiraan Cabdulle Nuur Good. Cabdulle Nuur Good ayaa sheegay in uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Sarkaal Ka Tirsanaa Wasaaradda Beeraha Oo Lagu Dilay Afgooye Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa ku waramaya in Goor dhaw koox hubeysan ay halkaasi ku dileen Sarkaal ka tirsanaa wasaaradda beeraha Xukuumadda Soomaaliya xafiiskeeda degmadaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ceel Biyood Loo Dhisay Shacabka Ku Dhaqan Degmada Ceelwaaq Ee Gedo Markii ugu horeysay degmada Ceelwaaq ee gobalka Gedo waxaa laga hirgeliyay Ceel Biyood Riig ah, kaasi oo leh biyo Nadiif ah oo dadku u baahnaayeen. Ceelkaan ayaa dhirirkiisa waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khaatumo “Puntland Qaab Qaldan Ayeey u Fasirteen Maamulka Galmudug” Maamulka Khaatumo State ayaa sheegay in maamulka Puntland uu qaab qaldan u fasirtay maamulka loo sameeynayo gobalada Mudug iyo Galgaduud, waxaana ay kula taliyeen maamulkaasi in uu ka fiirsado mucaaradnimada.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Ciidamo Ku Daabushay Gaalkacyo Maamulka Puntland ayaa la sheegay in ciidamo badan ay geeyeen magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug, kuwaasi oo ka dheeri ah kuwii horay u joogay degmadaasi. Muxudiin Yuusuf Samatar oo ah…