Baarlamaanka oo Wasiir Ku Celiyey Guddiga Adeegga Garsoorka oo Muran Badan uu Ka Dhashay Sheeko:War Xildhibaanada Baarlamaanka federaalka ayaa maanta wasiirka caddaalada Cabdullaahi Jaamac Axmed Ilkajiir ku celiyey qoraal afka Ingiriiska ku qornaa oo ka hadlkayay taariikh nololeedka xubnaha guddiga addeega garsoorka oo la horgeeyey… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibabadbax Ka Dhan Ah Dowladda Federaalka Oo Maanta Ka Dhacay Magaalada Garoowe Magaalada Garoowe ee xarunta gobalka Nugaal waxaa maanta ka dhacay dibadbax looga soo horjeedo dowladda Federaalka, gaar ahaan siyaasadda dowladda ee gobalada dhexe. Shacab badan ayaa isugu soo baxay fagaare…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh “Ma Dhici Doonto Wax Muddo Kordhin Ah” Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale ku celiyey in dowladdiisa ay ka go’an tahay in dalka ay doorasho ka dhacdo sannadka 2016, isla markaana la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nicholas Key Oo Soo Dhaweeyay Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Iyo Ku Xigeenadiisa Ergyga gaarka ee Xogheyaha guud Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Nicholas Key ayaa soo dhaweeyey doorashada afhayeenka baarlamaanka Galmudug iyo ku xigeenadiisa. Nicholas Key waxaa uu u hambalyeeyay Mr. Cali Gacal…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo Oo Laga Soo Dhaweeyay Doorashadii Shalay Ka Dhacday Cadaado Magaalada Gaalkacyo ayaa maanta laga soo dhaweeyay doorashadii shalay ka dhacday magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud, taasi oo lagu doortay gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug iyo ku xigeenadiisa. Mas’uuliyiin ku sugan Gaalkacyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Sheegtay In Ay Xirtay Rag Lala Xiriirinayo Al-shabaab Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigtay Laba Nin oo u dhashay dalka Tanzania kuwaasi oo loo maleynayo inay katirsan yihiin Xarakada Al-shabaab. Wasiirka Arimaha gudaha Kenya Joseph…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Puntland Oo Xukunno Riday Maxkamadda Ciidamada Puntland ayaa maanta xukun isku mid ah waxa ay ku riday askar ka tirsan Puntland, ka dib muddo ay ku xirnaayeen askartaasi xabsiga magaalada Boosaaso. Korneel Cabdifitaax Xaaji…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikh Nololeedka Gudoomiye ku xigeenka 1-baad ee Baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed (Akhri) Xareed Cali Xareed waxaa uu ku dhashay caasimadda Soomaaliya ee Muqdishu, Waxbarashadii dusgi hoose ilaa sare waxaa uu ku qaatay isla magaalada Muqishu. Xareed Cali Xareed waxaa uu bartay cilmiga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM Oo Heshiis Dhexdhigtay Gudoomiyayaasha Hiiraan Iyo Baladweyne Saraakiisha AMISOM gaar ahaan kuwa Jabuuti ee ku sugan magaalada Baladweyne ayaa ku guuleystay in ay xaliyaan khilaaf u dhaxeeyay gudoomiyaha gobalka Hiiraan Cabdifitaax Xasan Afrax iyo gudoomiyaha magaalada Baladweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbax Ka Dhan Ah Dowladda Federaalka Iyo Galmudug Oo Ka Bilawday Magaalada Boosaaso Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa ku waramaya in halkaasi uu ka soconayo dibadbax ballaaran oo dhigayaan shacab badan, kaasi oo looga soo horjeedo dowladda Federaalka…