Maamulka Khaatumo Oo Beeniyay In Ciidamada Puntland Iyo Somaliland Ku Dagaallameen Sool Sheeko:Dalka Maamulka Khaatumo State ayaa been abuur ku sheegay in ciidamo ka kala tirsan Somaliland iyo Puntland ay ku dagaallameen deegaanno ka mid ah gobalka Sool. Gudoomiyaha baarlamaanka Maamulkaasi Maxamuud Sheekh… 1 daqiiqo
5 daqiiqo Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Galmudug iyo Musharixiinta Madaxweynenimo Shalay oo ahayd maalin sabti ah taariikhduna ku beegneyd 27-da bisha June, 2015-ka waxaa magaalada Cadaado lagu doortey guddoomiyaha iyo labadiisa ku xigeen ee baarlamaanka Galmudug, waxaana xilalkani ku tartamay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Ximan Iyo Xeeb Oo Rajo Ka Muujiyay In Buuq La’aan Ay u Dhacdo Doorashada Madaxweynaha Galmudug Madaxwaynaha Maamulka Ximan Iyo Xeeb Cabdulaahi Maxamed Cali Baarleex ayaa sheegay in si cadaalad ah ay ku dhici doonto doorasahada Madaxweynaha maamulka Galmudug. Baarleex oo u waramay Goobjoog News ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna “Shaqo Kuma Lihin Wixii Shalay Ka Dhacay Cadaado” Maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee gobalada Dhexe ayaa kahor yimid doorashadii shalay lagu qabtay magaalada Cadaado ee lagu dooranayay gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug iyo ku xigeenadiisa. Gudoomiyaha Golaha talada Ahlu-sunna Waljameeca Sheekh…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Mudug Iyo Galgaduud Oo Soo Dhaweeyay Doorashadii Cadaado Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan gobalada Mudug iyo Galgaduud ayaa soo dhaweeyay doorashadii shalay ka dhacday magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud, taasi oo lagu doortay gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug “Wadahadal Ayaan La Galeynaa Ahlu Sunna” Guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka Galmudug mudane Cali Gacal Casir oo markii ugu horeysey warbaahinta la hadlay tan iyo intii shalay lagu doortey magaalada Cadaado ayaa sheegey in ay wadahadal la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafti Odayaal Puntland oo Waanwaan La Bilaabay Jeneraalka Gadoodsan Wafti odayaal dhaqameed ah oo uu hoggaaminayo Suldaan Siciid Maxamed Garaase ayaa gaaray tuulada Qarxis halkaasi oo ay isku horfadhiyaan ciidamada Puntland iyo kuwa gadoodey oo uu hoggaaminayo Jeneraal Muxyadiin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Baarlamaanka Khaatumo oo Hambalyeeyey Doorashada Cali Gacal Guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Khaatumo ayaa hambalyeeyey doorashada guddoomiyaha maamul goboleedka cusub ee Galmudug Cali Gacal Casir oo shalay lagu doortey magaalada Cadaado. Maxamuud Sheekh oo la hadlayay Goobjoog News ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Jabuuti ee Hiiraan oo Maalinta Xornimada Darteed ku Deeqey Qalab Ciidamada nabad illaalinta midoowga Afrika ee ka socda dalka Jabuuti ee ku sugan magaalada Baladweyne ayaa dad beeraley ah siiyey qalab beeraha lagu qoto munaasabadda 38 guuradii kasoo wareegtey maalintii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sicir Barar Ba’an oo Laga Soo Sheegayo Degmada Xudur ee Bakool Wararka ka imanaya degmada Xudur ee xarunta gobolka Bakool ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka jiro sicir barar xili dadka ay ku jiraan bisha barakeysan ee Ramadaanka. Mas’uuliyiinta…