Imise Musharrax Ayaa u Taagan Doorashada Xilalka Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Iyo Ku Xigeenadiisa? Sheeko:War Magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud waxaa goor dhaw la filayaa in ay ka bilaabato doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug iyo ku xigeenadiisa, waxaana xilalkaasi isku soo taagay dhowr musharax. Gudoomiyaha guddiga… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Soomaaliyeed Oo Loogu Baaqay In Ay Isku Gurmadaan Sheekh Maxamuud Aw Cabdulle Cariif oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay shacabka in ay isku gurmadaan maadaama lagu guda jiro bisha barakaysan ee Ramadaan. Sheekha oo u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xarakada Al-shabaab Oo Dhinac Ka Maamulaysa Deegaanka Leego Maalintii shalay ahayd waxaa deegaanka Leego ee gobalka Shabellaha Hoose ka dhacay dagaal xoogan oo u dhaxeeyay ciidamada AMISOM iyo kuwa Al-shabaab, kaasi oo sababay dhimashada iyo dhaawaca dad badan.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Kenya Oo Xayiraadda Ka Qaaday Shirkaddo Gaadiid Oo Soomaaliyeed Dowladda Kenya ayaa dib u fasaxday shirkadaha basaska ama gaadiidka dadweynaha oo ay leeyihiin ganacsato Soomaali ah kuwaasi oo qeyb ka ahaa illaa 80 shaqsiyaad iyo shirkado la xirey akoonadooda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dalka Jabuuti oo Maanta Looga Dabaaldagayo Maalinta Xoriyadda Waxaa maanta dalka Jamhuuriyadda Jabuuti looga dabaaldagayaa maalintii xornimada uu dalkaasi ka qaatay gumeystihii Faransiiska oo muddo dheer ka talinayay sanadkii 1977. Xornimada ayaa timid kadib markii afti laga qaaday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Alshabaab oo Weerar Ku Qaaday Dhoobleey Wararka ka imanaya magaalada xudduuda ku taala ee Dhoobleey ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in halkaasi ay weerar ku qaadeen xarakada Alshabaab habeenkii xalay ahaa. Wararka waxa ay intaasi…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Galmudug Oo Maanta Doranaya Gudoomiyahooda Iyo Ku Xigeenadiisa Waxaa maanta oo ah maalin sabti ah lagu wadaa in magaalada Cadaado ay ka dhacdo doorashada guddoomiyaha iyo ku xigeenadiisa ee baarlamaanka maamulka Galmudug oo bishan 22-deedii lagu dhaariyey halkaasi.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jeneraalka Gadoodey ee Puntland oo Sheegey in Kaliya Ay Doonayaan Xuquuqda Ciidamada Jeneraal Muxyadiin oo ahaa taliye ku xigeenkii ciidamada booliiska Puntland ee uu xilka ka qaaday Cabdiwali Cali Gaas ayaa sheegey in ciidankiisa sababta ay u gadoodeen ay tahay oo kaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu Sunnah oo Shir Maamul U Sameyn Ka Furtey Dhuusamareeb Ururka Ahlu Sunna Wal Jamaaca ayaa magaalada Dhuusamareeb ka furey shir maamul loogu sameynayo gobolada dhexe, waxaana shirkaasi ka qeybgalay ergo ka kala socotey deegaano kala duwan oo ka tirsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sargaal Sare oo Ka Tirsan Ciidamada Jubba oo Qarax Lagu Diley Col. Mursal Geeddi oo ahaa taliyaha ururka koowaad ee ciidamada Jubbaland ee aagga Buulo Guduud ayaa maanta ku dhintey qarax miino oo loo dhigey jidka xili uu kusii jeedey furumaha…