Shaqaalaha Iyo Bukaanada Jiifa Isbitaalka Baladweyne Oo Raashiin Gargaar ah Loo Qeybiyay Sheeko:Dalka Bukaanada ku jira Isbitaalka Magaalada Baladweyne iyo sidoo kale shaqaalaha isbitaalkaasi ayaa maanta waxaa loo qeybiyay raashiin gargaar ah oo ay soo dhiibtay dowladda Cumaan. Dowladda Cumaan ayaa raashiinkaan oo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nicholas Kay Oo Cambaareeyay Qaraxii Ismiidaaminta Ee Shalay Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Ergayga-gaarka ah ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa si aad ah u cambaareeyay weerakii shalay lagu qaaday baabuurtii kolonyada aheedd ee waday saraakiil ka socotay Imaaraadka Carabta, taas oo sababtay …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gurmad Iyo Gargaar: Doon Wada Dad Kasoo Cararay Yemen Oo Soo Gaartay Boosaaso Magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari waxaa soo gaartay doon lagu magacaabo Sultan, taasi oo waday dad badan oo kasoo cararay dagaallada ka socda dalka Yemen. Dadkaan ayaa u badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jubbaland Iyo Wasiirka Arimaha Dibadda Itoobiya Oo Arimo Dhowr Ah Ka Shiray (Sawirro) Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa magaalada Addis Ababa waxa uu kula kulmay wasiirka arimaha dibadda dalka Itoobiya Dr.Tedros Adhanom oo arrimo badan ka wada hadleen. Kulanka oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ka Qeybgalaya Shirka Ahlu-sunna Qabanayso Oo Gaaray Dhuusamareeb Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobalka Galgaduud waxaa maanta gaaray Odayaal dhaqameed qeyb ka noqonaya ergada ka qeybgali doonta shirka maamul u sameynta gobalada dhexe ee dhawaan ay ku dhawaaqeen Ahlu-sunna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Magaalada Barbara Oo Ka Warbixyay Qaabka Ay u Daryeelaan Dadkii Kasoo Cararay Yemen Maamulka Magaalada Barbara ee Somaliland ayaa ka warbixiyay sida ay ula dhaqmaan Soomaalida kasoo carartay Yemen ee dhawaan halkaasi gaaray iyo sida nolosha dadkaasi u daryeelaan. Duqa magaalada Barbara Cabdi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Degmada Qoryooley Ee Gobalka Shabellaha Hoose Dagaal u dhaxeeyay ciidamada Xarakada Al-shabaab iyo kuwa deegaanka ah ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu ka dhacay degmada Qoryooley ee gobalka Shabellaha Hoose, waxaana ka dhashay dagaalkaas Khaasaare dhimasho iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaalida Ku Nool Kenya Oo Soo Dhaweeysay Xayiraaddii Laga Qaaday Xawaaladaha Qaar kamid ah dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan xeryaha qaxootiga wadanka Kenya ayaa si buuxda u soo dhoweeyay dib u furista xawaaladaha Soomaalida ee dalkaasi. Dadkaan ayaa sheegay in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhuusomareeb: Ahlu-sunna Oo Bilawday Kulamo Ay Kula Tashanayso Dadka Deegaanka Saraakiisha maamulka Ahlu Sunna Waljamaaca ee ku sugan degmada Dhuusamareeb ayaa halkaasi waxa ay ka bilaabeen kulamo ay la yeelanayaan dadka deegaanka. Wararka ay halkaasi ka helayso Goobjoog News ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Culimada Soomaaliyeed Oo Shacabka Ugu Baaqay In Ay Afuriyaan Dadka Ka Yimid Yemen Ee Danta Yar Mid kamid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa ku baaqay in qof walba oo uu afuriyo dadka aan awoodin in ay helaan wax ay ku afuraan, gaar ahaan kuwa hadda ka yimid…