Soomaali Badan Oo Biyo La’aan Ku Hayso Magaalada Sanca Ee Dalka Yemen Sheeko:Dalka Dalka Yemen oo dagaallo ay ku socdaan waxaa ku sugan muwaadiniin badan oo Soomaaliyeed, kuwaasi oo dhibaato xoogan ay xilligaan hayso. Magaalada Sanaca waxaa ku nool kumanaan Soomaali ah, waxaana… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Markabka Nawaal 3 ayaa goor dhaw gaaray Mukallah Sida ay ku waramayaan Wariyaasha Goobjoog Markabka Nawaal 3 ayaa maanta maqribkii gaaray Muklaah, si uu u soo daad gureeyo Qaxootiga Soomaaliyeed ee Yemen. Markabka oo Boosaaso ka tagay June…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Barnaamijka Gurmad iyo Gargaar oo Labo Bil Jirsaday Waxaa Maanta labo bil jirsaday Ololaha”Gurmad iyo Gargaar” ee loogu gurmanayo qaxootiga Soomaaliyeed ee dalka Yemen ku go’doonsan, kaas oo Idaacadda Goobjoog News ay bilowday 23-kii April 2015-ka. Kadib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soo Xulista Xildhibaanada Baarlamaanka Koonfur Galbeed Oo Dib Loo Dhigay Waxgaradka ku howlan soo xulista xildhibaanada baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in dib ay u dhigeen soo xulista Xildhibaanadaasi, maadaama la guda galay bisha Barakaysan ee Ramadaan. Malaaq Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faysal Cali Waraabe “Hala Joojiyo Wadahadallada Soomaaliya Iyo Somaliland” Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay arimo badan oo ku saabsan wadahadallada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Somaliland ka dib markii uu kasoo laabtay dalka dibadiisa. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo La’aan Laga Soo Sheegayo Tuulooyin Ka Tirsan Shabellaha Dhexe Biyo la’aan ayaa laga soo sheegayaa in xilligaan ay hayso dadka ku dhaqan Tuulooyin ka mid ah gobalka Shabellaha Dhexe, gaar ahaan tuulada lagu magacaabo Shaan. Wariyaha Goobjoog News ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Nuur Baaruud “Dowladda Soomaaliya Waxaan u Sheegaynaa Howshii Aan Haynay In La Dhaawacayo” Gudoomiyaha guddiga Badbaadinta iyo Samatabixinta Qaxootiga Soomaaliyeed Sheekh Nuur Baaruud Gurxan ayaa sheegay in ay jiraan shaqsiyaad carqalad ku haya howshii gurmadka ahayd ee loo waday Soomaalida ku sugan dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Markabka Nawaal 3 Oo Caawa Ku Xiranaya Dekadda Mukalla Ee Yemen Todobada Fiidnimo ee Caawa ayaa lagu wadaa in dekadda Magaalada Mukalah ee Dalka Yeman uu ku xirto Markabka Nawaal 3, kaas oo mar kale Dalka Yeman ka soo qaadi doono…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xawaaladaha Soomaalida Ee Kenya Oo Si Rasmi Ah u Shaqo Bilaabay Waxaa si rasmi ah u shaqo bilaabay xawaaladihii Soomaalida ee dalka Kenya ka dib ku dhawaad Laba bil oo ay u xirnaayeen dowladda Kenya. Habeenkii xalay ahaa ayaa 13 xawaalad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Afgooye Oo Digniin Jeediyay Maamulka demada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa digniin u diray shaqsiyaad ay sheegeen in ay ku howlan yihiin sameynta warqado aan sharci ahayn kuna saabsan lahaanshiyaha dhulalka. Cumar Muxudiin…