Xildhibaan Ka Tirsan Galmudug Oo Ka Hadlay Waxa Ay Ku Dooran Doonaan Madaxweynaha Maamulkaasi Sheeko:War Xildhibaan Maxamuud Aadan oo ka mid ah xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka maamulka Galmudug oo u waramay Goobjoog News ayaa sheegay in isbedal badan ay u keeni doonaan gobalada Mudug iyo… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:War Xilidhibaan Cabdisamad Macalin Maxamuud Oo Rajo Ka Muujiyay Mira Dhalka Wada Hadalka Dowladda Iyo Ahlu-sunna Xildhibaan Cabdisamad Macalin Maxamuud ayaa sheegay in muhiimadda ugu weyn ee dowladda xooga saareyso ay tahay sidii loo gaari lahaa heshiis islamarkaana lagu wada shaqeeyo hal mowqif. Waxa uu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoonkii Labaad Oo Todobaad Gudahiisa Lagu Dilay Magaalada Baladweyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa lagu dilay mid ka mid ah Nabadoonada ugu caansan magaaladaasi. Rag hubeysan ayaa lagu soo waramayaa in Nabadoonka oo…
2 daqiiqo Sheeko:War Prof. Jawaari “Maamulka Galmudug Waxaa Lagu Warshadeeyey Soomaaliya” Guddoomiyaha baarlamaanka Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari oo hadal ka jeediyey xafladdii dhaarinta xildhibaanada baarlamaanka Galmudug ee ka dhacday Cadaado ayaa maamulkaasi ku tilmaamay sidii badeeco lagu warshadeeyey Soomaaliya oo kale,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Deg Deg ah : Ahlu Sunna oo Shir Maamul U Sameyn Kaga Dhawaaqay Dhuusamareeb Maamulka Ahlu Sunna Wal Jamaaca ee dhawaan la wareegey gacan ku heynta magaalada Dhuusamareeb ayaa ku dhawaaqay in halkaasi ay ka fidiyeen shir maamul loogu sameynayo gobolada Mudug iyo Galgaduud.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug oo Xilka Loo Dhaariyey Waxaa goordhaweyd la dhaariyey in ka badan 60 xildhibaan oo ka mid noqonaya baarlamaanka Galmudug State ee shirka lagu sameynayo uu wali ka socdo magaalada Cadaado. Xaflad balaaran oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda oo Soo Dhaweysey Go’aanka Kenya ay Ku Fasaxayso Xawaaladaha Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay tallaabadii dhowaan uu qaadey Madaxweynaha Jamhuriyadda Kenya, Uhuru Kenyatta, oo uu kaga dalbadey Baanka Dhexe ee dalkaasi inuu sameeyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Markabka Nawaal 3 Oo Ka Shiraacday Dekadda Boosaaso Si Uu Usoo Qaado Soomaali Ku Dhibban Yemen Markabka Nawaal 3 ayaa goor dhaw waxa uu ka shiraacday dekadda Magaalada Boosaaso, isaga oo kusii jeeda dalka Yemen oo dagaallo ay ka socdaan. Markabkaan waxaa la socda wariyayaal ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Laascaanood:- Ciidamada Amaanka Oo Gacanta Ku Dhigay Maandooriyaha Qamriga Ciidanka Booliiska ee magaalada Laascaanood ayaa howlgal ay qaadeen waxa ay kusoo qabteen 64 Liter oo Maandooriyaha Qamriga ah. Howlgalkaan waxaa horkacayay Taliyaha qeybta Booliiska Somaliland ee gobalka Sool Gaashaanle…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Gudoomiye Jawaari Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Gaaray degmada Cadaado Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhaw waxa ay ka dageen garoonka degmada Cadaado ee gobalka Galgaduud. Wariyaheena Cali Cayn oo ku sugan…