Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Oo Ka Hadlay Mas’uuliyiin Iyo Shacab Loo Diiday Inay Galaan Garoonka Baladweyne Sheeko:Dalka Gudoomiyaha gobalka Hiiraan Cabdifitaax Xasan Afrax oo dib ugu laabtay magaalada Baladweyne ayaa ka hadlay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Gobalka iyo dad shacab ah oo ciidamada AMISOM u diideen in… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Kormeeray Xabsiga Dhexe Ee Cadaado Iyo Xarumo Kale (Sawirro) Wasiirka Arimaha gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu kormeer ku tagay xabsiga dhexe ee magaalada Cadaado iyo sidoo kale goobaha bulshada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqeymo Cirka Ah oo Loo Geystey Saldhig Al-shabaab Ku Lahayeen Baardhaare iyo Dowladda oo Sheegatay Duqeymo xagga cirka ayaa lagu soo waramayaa in ay ka dhaceen magaalada Baardheere halkaasi oo ay gacanta ku hayaan xarakada Alshabaab, waxayna duqeynta ka dhacday saldhig Alshabaab ay ku leeyihiin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamad Jarmal ah oo Go’aan Ka Gaareysa Wariyaha Aljazeera Axmed Mansuur Maxkamad ku taallo Jarmalka ayaa maanta oo isniin ah go’aan ka gaari doonta dalab uga yimid dalka Masar oo ah in dalkaas loo soo gacan galiyo Wariyaha Aljazeera Axmed Mansuur.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Ku Dhaqan Degmada Jalalaqsi Oo Ka Cabanaya Isbaarooyin Yaalla Degmadaasi Shacabka ku dhaqan degmada Jalalaqsi ee gobalka Hiiraan ayaa ka cabanaya Isbaarooyin badan oo yaalla gudaha degmadaasi iyo sidoo kale meelaha laga soo galo Jalalaqsi. Qaar ka mid ah dadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ardayda Dhigata Jaamacadaha Ku Yaalla Muqdisho Oo Shacabka Soomaaliyeed Ku Baraarujiyay Gurmad Iyo Gargaar Qaar ka mid ah ardayda wax ka barata jaamacadaha ku yaalla magaalada Muqdisho ayaa ku baraarujiyay barnaamijka Gurmad iyo Gargaar oo loogu gurmanayo shacabka Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Yemen.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiye Jawaari Oo Maanta Ku Wajahan Magaalada Cadaado Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo xubno ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka ayaa maanta la filayaa in ay gaaraan magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud. Wararka ay helayso Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Deg Deg Ah : Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug oo La Dhaarinayo Bari War hadda naga soo gaaray magaalada Cadaado ee gobolka Galguduud ayaa sheegaya in wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka ay shaacisey jadwalka inta ka dhiman shirka maamul u sameynta gobolada dhexe…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Maaliyadda ”Miisaaniyadii laga sugayay caalamka oo ahayd 49% soo gaarin dowladda” Wasiirka maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudan Maxamed Aden Ibraahim Fargeeti ayaa hortagay golaha baarlamaanka, si wax looga weydiiyo sida ay ku baxday miisaaniyadda 2015, 49 milyan oo soo xarootay siday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Rajo Ka Muujiyay In Lasoo Afjaro Khilaafka Dowladda Federaalka Iyo Jubbaland Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo maanta safar ku tagay magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose, ayaa rajo ka muujiyay in lasoo af jaro khilaafka ka dhaxeeya dowladda…