Xildhibaan Jeesow “Gaalkacyo Haloo Dhiso Maamul Ka Madax Banaan Puntland Iyo Galmudug” Sheeko:War Guddiga Arrimaha gudaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa soo jeediyay talo ah in magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug loo sameeyo maamul ka madax banaan maamullada Puntland iyo Galmudug State. Gudoomiye ku xigeenka… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Itoobiya Oo Xabsiga Kasii Daayay Taliyahii Dowladda Ee Saldhigga Degmada Baardheere Taliyihii dowladda u magacowday saldhigga degmada Baardheere ee gobalka Gedo oo muddo labo maalin ah u xirnaa ciidanka Itoobiya ayaa dib u helay xoriyaddiisa. Taliyahan oo lagu magacaabo Korneel Cabdicasiis…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka C/weli Gaas “Masii Socon Karto Sidii Loogu Noolaa Gaalkacyo Ee Nabadda Iyo Colaad Midna Ahayn” Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in marnaba aanay sii socon karin in shacabka magaalada Gaalkacyo ay ku noolaadaan qaab nabad aan ahayn colaadna aan ahayn, isaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Sheegay In Si Buuxda u Fulin Doonaan Heshiiskii Gaalkacyo Maamulka Galmudug ayaa sheegay in si buuxda ay u fulin doonaan qodobadii shalay lagu heshiiyay ee ah nabadeynta Gaalkacyo. Madaxweynaha maamulkaasi C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in maamulkiisa ay ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Britain Oo Dowladooda u Fasaxay Ka Qeybqaadashada Duqeynta Cirka Ee Lagu Hayo Daacish Mudanayaasha baarlamanka dalka UK ayaa si aqlabiyad ah ku ogolaaday in dowladda Britain ay ka qeyb qaadato duqeynta dhanka cirka ah ee lagu hayo ururka IS. Dood dheer oo qaadatay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka IGAD “Soomaaliya Waa In Ay Heshaa Ciidan Qaran” Ururu gobaleedka IGAD ayaa sheegay in xilligaa Soomaaliya ay u baahan tahay ciidan qaran oo mid ah, bedalkii ciidamo badan lahaan lahaayeen maamul gobaleedyada dalka ka jira. Ergayga arrimaha Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul wasaare Cumar Oo Rajo Ka Muujiyay Dhaqan Galka Heshiiska Gaalkacyo Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa rajo ka muujiyay dhaqan galka heshiiskii shalay magaalada Gaalkacyo ay ku gaareen maamullada Puntland iyo Galmudug. Waxa uu Ra’iisul wasaaraha sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Soo Dhaweeyay Heshiiskii Gaalkacyo Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diiran u soo dhoweeyay heshiiskii nabadeed ee maanta magaalada Gaalkacyo ay ku kala saxiixdeen madaxda maamullada Galmudug iyo Puntland (Cabdikariim…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qodobada Ay Ku Heshiiyeen Maamullada Galmudug Iyo Puntland (Sawirro) Garoonka diyaaradaha C/laahi Yuusuf ee magaalada Gaalkacyo waxaa maanta ka dhacay kullan ballaaran oo heshiis ay ku kala saxiixanayeen maamullada Puntland iyo Galmudug State. Dhex dhexaadinta Labada dhinac waxaa hogaaminayay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Madaxweynayaasha Puntland Iyo Galmudug Oo Qalinka Ku Duugay Heshiiska Gaalkacyo Heshiis la magacbaxay Heshiiska Galkacyo oo hadda ay wada saxiixeen Madaxweynayaasha Puntland Cabdiweli Gaas iyo Galmudug Cabdikarim Guleed. Heshiiskan qodobadiisa waxaa ka mid ah in Ciidanka la kala qaado, in…