Golaha Wasiirada Ayaa Maanta Ansixiyey Xeerka Nidaamka Garsoorka Federaalka (Sawirro) Sheeko:Dalka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa ayaa waxaa shir guddoominayey ku simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Cadaaladda mudane Cabdullahi Axmed Jamac “Ilka Jiir” kulanka ayaa… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarleex “Dhammaan Ergada Iyo Siyaasiyiinta Ku Sugan Cadaado Wey Bad Qabaan” Madaxweynaha maamulka Ximan iyo Xeeb Cabdullaahi Cali Maxamed Baarleex oo saxaafadda goor dhaw kula hadlay magaalada Cadaado ayaa sheegay in gabi ahaanba ay badqabaan Ergada ka qeybgalaysa shirka Cadaado iyo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweeney Shaqo Abuur Ka Sameysay Xarunta Qaxootiga Ee Boosaaso (Sawirro) Iyada oo ku dhex jirta buush yar oo uga dhisan xerada dhexdeeda isla markaana aad u daalan ayay weli isku deyeysaa in ay qanciso macaamiil tiro badan oo hareeraha ka…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Dalka Imaaraadka oo Xukun Adag Dul Dhigay Dadka Ku Ceytama Baraha Bulshada Maxkamad ku taallo Abuu Dubi ayaa soo saartay sharciyo adag oo ku saabsan dadka baraha bulshada ku ceytama waa haddii caddeymo lagu helo. Ciqaabta waxaa ay gaari doontaa ilaa rubuc…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Amniga Oo Ka Hadashay Weerarkii Cadaado Wasaaradda Amniga gudaha ee xukuumadda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay weerar saaka lagu qaaday halka laga soo galo xarunta uu ka socdo shirka lagu sameynayo maamulka Gal-mudug. Afhayeenka Wasaaradaasi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Baladweyne Oo Sheegay In Amniga Ay Adkeyn Doonaan Inta Lagu Guda Jiro Bisha Ramadaan Maamulka magaalada Baladweyne ayaa sheegay in ay adkeyn doonaan ammaanka guud ee magaaladaasi inta lagu guda jiro bisha barakaysan ee Ramadaan, lana dardar gelinayo howlaha amni xaqiijinta ah. Gudoomiyaha magaaladaasi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Goobjoog News: Jadwalka Barnaamijyada Cusub ee Ramadaanka Waxaa Maanta billow ah Bisha Barakeysan ee Ramadaan, Idaacadda Goobjoog oo muddo u diyaar garoobeysay bishan ayaa dhageystayaasheeda ugu talagashay Barnaamijyo cusub. Barnaamijyada waxaa ka mid barnaamijyo Diini ah oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Warfaafinta “Sharciga Saxaafadda Waxa uu Fasaxayaa 3 Nooc oo Warbaahin Ah” Wasiirka warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sharciga saxaafadda markii ugu horeysey ka hor akhriyey baarlamaanka Soomaaliya shalay oo arboxo ahayd, wuxuuna faahfaahin ka bixiyey qodobada uu xambaarsanyahay sharciga. Waxa…
2 daqiiqo Sheeko:War Guddoonka Baarlamaanka oo Shuruud Ku Xirey In Xildhibanada Loo Qeybiyo Hindise Sharciyeedka Shaqaalaha Ajnabiga Guddoomiyaha baarlamaanka Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa ku canaantay xukuumadda ka dhago adeygista qodobo horey loo faray in ay soo buuxiyaan marka hindise sharciyeedyada la horkeenayo baarlamaanka. Jawaari ayaa sheegey…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhildhibaan Cabdalle Boos oo Sheegey in Laamaha Amniga Si Xun Ula Dhaqmeen Xildhibaan Cabdalle Boos oo ka mid ahaa xildhibaano ciidamada dowladda ku weerareen magaalada Muqdisho, midkoodna dhintey, isagana dhaawacmay ayaa sheegey in laamaha amniga ay si xun ola dhaqmeen. Isaga oo…