Garoonka Balli-Doogle oo Lagu Tababarayo Ciidamo Kumaandoos ah Sheeko:Dalka Garoonkii hore ee ciidamadda cirka Soomaaliya ee Balli-Doogle oo qiyaastii 100km dhanka galbeed ka xiga magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka soconaya tababar heer gabogabo ah maraya oo lagu soo saarayo… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhalinyaro Maanta Socodka Rajada Ka Bilaabaysa Gaarisa, kuna Wajahan Mandheera Magaalada Mandhera ee gobalka Waqooyi bari Kenya waxaa maanta socod dheer oo lug ah ka bilaabaya maanta oo Sabti ahdhalinyaro Soomaaliyed, balse muddo halkaasi ku nool, kuwaasi oo lug ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Kenya oo Hawlgalineysa Ciidamo Soomaali ah Sida ay soo qoreen qaar ka mid ah wargeysyada Kenya, booliska dalkaasi iyo hey’adda nabad suggida ayaa wada qorshe ay ku hawlgalinayaan ciidamo u dhashay qoowmiyadda Soomaalida ee dalkaasi degen,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Canada oo Xirey Nin Soomaali Ah oo Loo Heysto Afduubka Suxufiyiin Booliiska boqortooyada dalka Canada ayaa xabsiga u taxaabay nin Soomaali ah o magaciisa lagu sheegey Cali Cumar Adeer kaasi oo lagu eedeeyey in uu lug ku lahaa afduubkii Soomaaliya loogu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Markabka Nawaal 3 Oo Boosaaso Kusoo Xirtay Magaalada Boosaaso ee gobalka Bari waxaa kusoo xirtay Markabka Nawaal 3 oo uu ku yaboohay Ganacsade Cabdi Faarax , kaasi oo dad Soomaaliyeed kasoo qaaday dalka Yemen. Markabkaan ayaa maqribkii xalay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha “Ma Jiro Warka Isku Shaandheynta Wasiirada” Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta madaxweynaha ayaa sheegey in been abuur ay yihiin wararka sheegaya in isku shaandheyn lagu sameyn doono golaha wasiiradda.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Markab Soomaali fara badan Yemen Kasoo Qaaday oo Ku soo Wajahan Boosaaso Waxaa saacadaha soo socda la filayaa in uu soo gaaro Dekadda Boosaaso markii ganacsade Cabdi Faarax uu ku deeqay in Qaxootiga Soomaaliyeed kasoo daabullo dalka Yemen. Markabkan Nawal 3, Waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Afar Carruur Ah Oo Shuban Ugu Geeriyootay Tuulada Likooley Oo Ka tirsan Degmada Ceelwaaq Ee Gobolka Gedo Afar carruur ah ayaa la sheegay inay cudurka shubanka ugu geeriyoodeen tuulada Likooley oo 80 KM dhanka bari ka xigta degmada Ceel-waaq ee gobolka Gedo. Cabdi Xuseen oo Ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland oo Dowladda Ku Eedeysey In Ay Ka Leexaday Wadadii Federaalka Kulan ay yeesheen golaha wasiiradda Puntland oo uu shir guddoominayay madaxweynaha Puntland ayaa lagu eedeeyey dowladda federaalka in ay ka leexatay wadadii nidaamka federaalka, islamarkaasina la tixgalinayo aragti shaqsi ah…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Iskuulka Taqasuska Gaarka ah ee Badda oo Xaflad Xiritaan Loo Sameeyey Mas’uuliyiin dowladda Soomaaliya, waalidiin iyo arday badan ayaa ka qeybgalay soo xiritaanka sanad dugsiyeedka iskuulka barashada culuumta badda ee magaalada Muqdisho, kaasi oo ay maamusho jaamacadda City. Guddoomiye ku-xigeenka Jaamacadda…