Baydhabo: Odayaal Soo Dhaweeyay Mooshinkii Shalay Ay Meel Mariyeen Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya Sheeko:Dalka Waxgaradka ku dhaqan magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Baay ayaa soo dhaweeyay go’aankii shalay baarlamaanka Soomaaliya uu ugu codeeyay mooshinkii ka yaallay golaha wakiilada Jubbaland. Malaaq Deyrow Cali oo ah… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Taageertay Go’aankii Maamulka Jubbaland Ka Qaatay Dowladda Federaalka Maamulka Puntland ayaa maanta soo saaray war-saxaafadeed uu ku taageerayo go’aanka maamulka Jubbaland ka qaatay dowladda Federaalka ah, dhinaca kalena waxa ay cambaareeyeen Mooshiinkii shalay loo codeeyay ee ka dhanka…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Ruushka oo u Digay Shirkadaa Facebook, Twetter iyo Google Dalka Ruushka ayaa warqad cabasho iyo digniin isugu jirta u diray 3 shirkad ee Mareykanka ugu weyn xagga Internet-ka. Ruushka ayaa shirkadaha Facebook, Twetter iyo Google uga digay in ay…
2 daqiiqo Sheeko:War Taariikh Nololeedka Maxamed Cabdullah Saalax-Xubin guddiga madaxa banaan ee dib eegista dastuurka Soomaaliya Maxamed Cabdullah Saalax, waa xubin ka tirsan guddiga madaxa banaan ee dib eegista dastuurka Soomaaliya oo May 6-deedii 2015-ka gudoomiyahoodii Caasho Geelle is cashishay. Mohammed Abdullah Saleh, dal iyo dibadba…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Ciidamada Ahlu-sunna Oo La Wareegay Degmada Dhuusamareeb Wararka ka imaanaya degmada Dhuusamareeb ee gobalka Galgaduud ayaa ku waramaya in ciidamada Ahlu-sunna ay la wareegeen gacan ku haynta degmadaasi. Ciidamadaan oo aad u hubeysan ayaa saaka kusoo kalahay…
1 daqiiqo Sheeko:War Cabdiqaadir Sheekh Ismaaciil “Arinta Mooshinka Jubbaland Waa Mid Lagu Degdegay” Gudoomiyahii hore ee guddiga Datuurka baarlamaankii KMG ahaa Cabdiqaadir Sheekh Ismaaciil ayaa sheegay in lagu degdegay mooshinkii shalay ee u codeeyay baarlamaanka Soomaaliya, kaasi oo ku aadan diidmada golaha wakiiladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jeneraal Fartaag “Saacadaha Soo Socda Waxaa Naga Soo Bixi Doona Isbedal Kale Oo Degdeg Ah” Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa mar uu ka hadlayay mooshinkii shalay ee baarlamaanka u codeeyay waxa uu sheegay in ka maamul ahaan ay saacadaha soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Mahadaay Oo Sheegay In Ay Bilaabayaan Qaadista Canshuurta Maamulka degmada Mahadaay ee gobalka Shabellaha Dhexe ayaa sheegay in dhawaan degmadaasi ka bilaabayaan qaadista lacagta Canshuurta ah. Xaaji Saalax Fuleyn oo ka mid ah mas’uuliyiinta maamulkaasi ayaa u sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Jeesow “August Baarlamaanka Qaraar Kale Ayaa Kasoo Baxaya Oo Meel Un La Raacin Doono Gobalada Jubooyinka” Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in maamulka Jubbaland waqtigiisa uu ku egyahay 27-ka bisha August ee sanadkaan, islamarkaana wasaaradda arimaha gudaha laga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbedal Amni Oo Laga Dareemayo Deegaanka Bariire Ee Shabellaha Hoose Maamulka deegaanka Bariire ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay howlgallo amni xaqiijin ah oo ciidamada dowladda Federaalka ka wadeen deegaankaasi. Gudoomiyaha Bariire Maxamed Cali ayaa…