Urur Weynaha Shaqaalaha Soomaaliyeed Oo Sheegay In Ay Wax Ka Qaban Doonaan Cabashada Shaqaalaha Dalka Sheeko:Dalka Ururu weynaha Shaqaalaha Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay wax badan ka qaban doonaan cabashooyinka ay qabaan shaqaalaha Soomaaliyeed iyo caqabadaha soo wajaha. Gudoomiyaha Ururkaan Maxamed Cismaan ayaa u sheegay Goobjoog… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Gurmadka Qaxootiga Yemen Ee Gobalka Bari Oo Ka Hadlay Qorshaha Dadkii Shalay Soo Gaaray Magaalada Boosaaso Guddiga Gurmadka Qaxootiga Yemen ee gobalka Bari ayaa faah faahin ka bixiyay qorshaha dadkii shalay soo gaaray magaalada Boosaaso, kuwaasi oo tiro ahaan ku dhaw 2-kun oo qof. Sheekh Yuusuf…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Markabkii Dhawaan Ka Amba Baxay Magaalada Muqdisho Oo Galay Biyaha Yemen Markab dhawaan uu ku yaboohay ganacsade Soomaaliyeed si loogu soo badbaadiyo muwaadiniinta Soomaalida ee ku dhibban Yemen, ayaa wararka waxa ay sheegeen in maalmo ka dib Markabka uu galay Biyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso War Saxafaadeedka Kasoo Baxay Jubbaland ee DF Xiriirka Loogu Jaray Halkan waxaan idiinkugu soo gudbineynaa nuqul ka mid ah war saxaafadeedkii maamulka Jubbaland uu xiriirka ugu jaray dowladda federaalka kadib codbixintii maanta ka dhacday baarlamaanka ee kalsoonida lagala noqdey golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Deg Deg Ah : Jubbaland oo Sheegtey In Ay Xiriirka U Jartay Dowladda Federaalka Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo shir jaraa’id ku qabtay madaxtooyada Kismaayo ayaa sheegey in Jubbaland ay xiriirka u jartay dowladda federaalka. Waxa kale oo uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka RW Ku Xigeenka iyo Wafti Ka Qeybgalay Shirka Shaqaalaha Adduunka Wafdi uu hogaminayo Ra’isulwasaare ku xigeenka Dowladda Federalka Soomaaliya iyo Wasiirka Shaqada iyo Arimaha Bulshada eyna xubin ka yihiin Isu Tagga Ururweynaha Shaqaalaha Soomaaliyeed (ITUSS) iyo Rugta Ganacsiga Soomaliyeed ayaa…
3 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanada Maxay Ka Yiraahdeen Mooshinka Jubbaland ? Waxa uu maanta guddoonka baarlamaanka iclaamiyey in loo codeeyey mooshinkii ka dhanka ahaa golahha wakiilada Jubbaland, iyada oo natiijada ay noqotey in 132 xildhibaan ay u codeeyeen in golahaasi uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Dad Isugu Jira Soomaali Iyo Yemen Oo Maanta Soo Gaaray Magaalada Boosaaso (Sawirro) Dekadda Magaaladda Boosaaso ee gobalka Bari waxaa maanta soo gaartay doon weyn oo waday dad badan oo kasoo cararay dagallada Yemen, kuwaasi oo lagu soo dhaweeyay dalkaasi. Doonida ayaa siday qaxooti…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Baarlamaanka Oo u Codeeyay Mooshinkii Golaha Wakiilada Jubbaland Sida uu kusoo waramayo wariyaheena baarlamaanka Cabdifataax Xasan Axmed Kalgacal, baarlamaanka Soomaaliya ayaa u codeeyey mooshinkii ka dhanka ahaa baarlamaanka Jubbaland oo muddo dhawr jeer dib u dhacay. Waxaa baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanada Baarlamaanka Oo Maanta La Filayo In Ay u Codeeyaan Mooshinka Laga Keenay Baarlamaanka Jubbaland Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan waxa ay ku leeyihiin xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, iyadoo la filayo in ay so oaf meeraan mooshinka ka yaalla Baarlamaanka Jubbaland. Baarlamaanka…