Wararkii Ugu Dambeeyay Wada Hadalka Gaalkacyo Ee Puntland Iyo Galmudug Sheeko:Dalka Magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug waxaa ka soconaya dadaallo lagu doonayo in lagu xalliyo xiisadda u dhaxeysa maamullada Puntland iyo Galmudud. Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, Wasiirro, xildhibaanno ka… 1 daqiiqo
9 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Dhallinyarada Iyo Ciyaaraha “AMISOM Masii Deganaan Doonto Stadium Muqdisho” Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Xasan oo marti ku ahaa barnaamijka Habeen tiriska Hiigsiga 2016 ee Idaacadda Goobjoog ayaa ka hadlay arrimo badan oo quseeya dhallinyarada…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Google iyo Okiyaale Dadka Aragga la’a Hor-umarka Caalamka waxaa uu gaaray in dadka wax walbo loo sahlo, dhagoolayaasha hadda wax waa maqli doonaan halka dadka indhoha wax arki doonaan, sidaa waxaa dhahaya shirkadaha Tecknolojiyadda Shirkadaha Tecknolojiyadda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha Ciidamada Dowladda Ee Gobalka Gedo Oo Mushaar La’aan Ka Cabanaya Saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan gobalka Gedo ayaa sheegay in aysan hayn wax mushaar ah, islamarkaana aysan ogeyn meel ay mushaarkooda u doontaan. Korneel Aadan Jeelle Faarax oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Magaalada Boosaaso Oo Ammar Dul Dhigay Goobaha Ganacsi Ee Ku Yaalla Magaaladaasi Maamulka Magaalada Boosaaso ee gobalka Bari ayaa ammar dul dhigay ganacsatada ku dhaqan magaaladaasi, ka dib markii ay soo bateen dabka ka kaca goobaha ganacsi. Duqa magaaladaasi Injineer Yaasiin Mire…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ururada Bulshada Rayidka Oo Ku Baaqay In Nabad Lagu Bedalo Dagaalkii Gaalkacyo Ururada Bulshada rayidka ah ee fadhigoodu yahay magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay ka xanuunsadeen dagaalkii ka dhacay magaalada Gaalkacyo, iyaga oo ku baaqay in Nabad lagu bedalo dagaalkaasi. Agaasimaha hay’adda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Koox Hubeysan Oo Nin Darawal Ah Ku Dilay Gobalka Shabellaha Hoose Wararka ka imaanaya gobalka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in koox hubeysan ay dileen nin darawal ah oo kaxeeynayey gaari Homey ah, kaasi oo ka mid ah gaadiidka ka shaqeeya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Oo Ku Booriyay Maamulladda Puntland Iyo Galmudug Adkeynta Wax Walba Oo Lagu Heshiiyo Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku booriyay maamul gobaleedyada Galmudug iyo Puntland inay adkeeyaan qodob walba oo heshiis ah, si loo helo xasilooni…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sharciga Waxbarashada Dalka Oo Dhawaan Ka Bixi Doona Qabyo Qoraalka Wasaarada Waxbarashada Xukuumada Federaalka Soomaalia ayaa sheegtay in Dhawaan ay soo saari doonto Sharciga Waxbarashada Dalka, ka dib markii shalay magaalada Muqdisho lagu soo gaba gabeyay Shirka wada tashiga Manhajka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ruushka Oo Sheegay In Xiriir Uu Ka Dhaxeeyo Turkiga Iyo Daacish Ruushka ayaa ku eedeyey dalka Turkiga in sababtii uu u soo riday diyaaraddii dagaal in ay ka dambeysay Turkiga oo ilaalinaya dano ganacsi oo kala dhexeeyay ururka Daacish. Warkan waxaa…