Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Soomaaliya Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaallada Deefow Iyo Kabxanley Ee Hiiraan Sheeko:War Xildhibaan Maxamed Xasan oo ka mid ah mudanaayasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa ugu baaqay dhinacyadii ku dagaallamay deegaanada Deefow iyo Kabxanley ee gobalka Hiiraan in ay nabadda qaataan oo dagaallada joojiyaan.… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:War User Submitted Post MUQDISHO IYO GAROONKII LABAAD EE COWSKA MACMALKA LA DHIGAYO Waxaa garoonka kubadda cagta ee Jaamacadaha oo ku yaalla degmada Hodan ee magaalada Muqdisho ka socota howl ballaaran oo ku aadan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dalka Dib ugu soo Laabtay Muqdisho, 3 June , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho, kadib markii uu Sudan iyo Nigeria…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Howlaha Guud “Waxaan Farayaa Shirkadaha Dhismaha in ay Xuquuqda Naafada ilaaliyaan” Injineer Sheekh Saalax ayaa amar uu soo rogay ku sheegay in dhismayaasha guud iyo kuwa gaarka loo leeyahayba ay khasab ku tahay in ay sameeyaan meelo dadka naafada ah ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlayay Amniga Oo Ka Dhacay Magaalada Kismaayo Shir saacado badan qaatay, loogana hadlayay ammaanka deegaanada uu ka arrimo maamulka Jubbaland ayaa maanta waxaa uu ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose. Kulankaan waxaa shir gudoominayay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Safiirka Jabuuti Ee Soomaaliya Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Gaaray Magaalada Baladweyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan waxaa maanta gaaray wafdi ballaaran oo uu hogaaminayay safiirka Jabuuti ee Soomaaliya Ambassador Dayib Dubad Rooble, waxaana wafdiga ka mid ahaa wakiilada Midowga Yurub…
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Hadal-heynta Facebook iyo Twetter kadib Is Casilaaddii Sapp Blater Waxyar kadib markii uu ku dhawaaqay Madaxweynaha FIFA in uu iska casilayo hogaanka FIFA, waxaa ay dadka isticmaala Facebook iyo Twetter-ka soo dhigeen Khudabadiisa, Qoraalka iyo Sawiradiisa, iyo qoraalo kale…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Dib Uga Bilawday Deegaanno Ka Mid Ah Gobalka Galgaduud Wararka ka imaanaya gobalka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda deegaanka Soomaalida Itoobiya Liyuu Boolis iyo dad ku dhaqan deegaanada xiga Xuduuda dalka Itoobiya uu dib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Qeybgalay Caleema Saarka Dhiggiisa Sudan (Sawirro) Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hoggaamiyeyaasha kale ee caalamka kala qeybgaley xafladda caleema saarka Madaxweyne Jamhuriyadda Sudan, Mudane Cumar Xasan Axmed Al Bashiir oo dib loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya: Waa Diyaar Istaraatiijiyadii aan uga bixi laheyn Dalka Soomaaliya Mid ka mid ah senatoradda dalka Kenya oo kulan aan rasmi aheyn oo looga hadlayey arimaha amaanka uga qeyb galay kamukunji ayaa sheegay in Kenya ay gacanta ku heyso Istaraatiijiyadii…