User Submitted Post Sheeko:War Macalinkii ayaa Ilmaha barayay Ereyada Ingariiska iyo macnahooda Soomaaliga ah. Wuxuu Sabuuradda ku qoray: Doctors= Dhaqtarooshin Isagoo sii sharraxayana wuxuu cod dheer ku yiri ( Waa nimanyaasha iyo naagayaasha dharka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Booliiska Gobalka Baay Oo Ka Warbixiyay Amniga Magaalada Baydhaba Taliska ciidanka Booliiska ee magaalada Baydhaba ayaa faah faahin ka bixiyay amniga magaaladaasi oo maalmihii ugu dambeeyay amni xumo ka jirtay. Taliyaha Booliska Baay Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa mar uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caabudwaaq: Barakacayaal Soo Wajahday Xaalad Aadag Oo Dhanka Nolosha Ah Boqolaal Qoys oo ku nool degmada Caabduwaaq ee gobalka Galgaduud ayaa sheegay in ay soo wajahday xaalad adag oo dhanka nolosha. Qoysaskaan ayaa waxyaabaha ugu daran ee xilligaan u baahan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo La Kulmay Dhiggiisa Dalka Sudan Madaxweynaha Jamhriyadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Sudan Mudane Cumar Xasan al-Bashiir. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ugu hambalyeeyey Madaxweyne Al Bashiir guushii uu…
2 daqiiqo Sheeko:War Guntanka Baarlamaanka oo Buuxsami Waayay Iyo Kulankii oo Baaqday Markale waxaa qabsoomi waayay kulankii baarlamaanka oo la filayay in cod loogu qaado baarlamaanka Jubbaland, sababtuna waxa ay ahayd in ay suurogali weysey guntanka ama kooramka baarlamaanka oo ah tirada…
3 daqiiqo Sheeko:Qormooyinka Goobjoog Warbixin: Ganacsade Cabdi Cali Faarax “Hal-door Qaran” Ganacsatada iyo Maalqabeenka imisa ayaa haboon in ay bixiyaan waa su’aal soo jireen ah, su’aal caalami ah, laga soo bilaabo Xiligii Rockefeller ilaa Bill Gates . Reer galbeedka Maalqabeenkooda waxaa ay…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Imisaa La Diley ? Tirada Dadka La Diley Bishii May , 2015 Dalka Soomaaliya oo ay dagaalo ka dhacayeen dhowr iyo labaatankii sano ee lasoo dhaafey ayaa waxaa caadi iska noqdey dilka dadka, gar iyo gardaraba, waxaana intaasi sii dheer in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo La Sheegay In Al-shabaab Ay Kala Wareegeen Deegaan Ka Mid Ah Shabellaha Hoose Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa la sheegayaa in saaka ay la wareegeen deegaanka Tooratoorow oo ka mid ah gobalka Shabellaha Hoose, halkaasi oo ay ku sugnaayeen Xarakada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Oo Cadaado Kula Kulmay Ururada Haweenka (Sawirro) Cadaado, 02, June, 2015…..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke ayaa kulan balaaran xalay la qaatay Haweenka ka qayb galaya shirka maamul u samaynta Gobolada Dhexe iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Muqdisho Oo Ku Baaqay In Laga Fikiro Goobihii La Dejin Lahaa Soomaalida Kasoo Cararaysa Yemen Waxgaradka ku dhaqan magaalada Muqdisho qaarkood ayaa ku baaqay in laga fikiro goobihii la dejin lahaa shacabka Soomaaliyeed ee kasoo cararaya dalka Yemen oo dagaallo ka socdaan. Xaaji Maxamed oo…