Maxamed Mursi oo Lagu Maxkamadeynayo Jaajuusnimo Sheeko:Dalka Madaxweynahii hore ee dalka Masar Maxamed Mursi ayaa maanta lagu wadaa in la xukumo, Musri ayaa lagu eedeeyay in uu Basaasay Xamaas iyo dalal kale intii uu madaxweynaha ka ahaa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna Oo Baaq u Dirtay Puntland Iyo Somaliland Maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee gobalada Dhexe ayaa ugu baaqay maamulka Puntland iyo Somaliland in ay sii xoojiyaan dadaallada ay kusoo dhaweynaa shacabka Soomaaliyeed ee kasoo cararaya dagaallada ka socda Yemen.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaalida Sharci La’aanta Ku Joogta Maraykanka Oo Waqtiga Loo Kordhiyay Wasaaradda amniga Qaranka Maraykanka ayaa sheegtay in dadka Soomaaliyeed ee sida KMG ah, ama sharci la’aanta ku joogta dalkaasi la siiyay waqti dheeraad ah oo gaaraya 18-bil. Xoghayaha amniga dalkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Beeleed Ka Dhacay Deegaan Ka Mid Ah Gobalka Jubada Hoose Dagaal u dhaxeeya Laba Beel oo walaalo ah ayaa ka dhacay deegaan ku dhaw deegaanka Hosingow ee gobalka Jubada Hoose, kaasi oo lagu magacaabo Waldiina. Dagaalkaan ayaa sababay Khasaare dhimasho…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaalida Ku Dhaqan Kenya Oo Aragti Ka Dhiibtay Darbiga Kenya Ay Ka Dhisayso Xadka Soomaaliya Qaar ka mid ah shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya ayaa aragti kala duwan waxa ay ka dhiibteen darbiga ay dowladda Kenya doonayso inay ka dhisto xadka ay Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ceerigaabo: Dhismaha Laami Cusub Oo La Dhagax Dhigay Dowladda hoose ee magaalada Ceerigaabo gobalka Sanaag ayaa markii ugu horeysay waxa ay dhagax dhigtay dhismaha laami cusub oo mari doona bartamaha magaaladaasi. Munaasabadda lagu dhagax dhigayay wadadaan waxaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:War User Submitted Post You also worked on the music for God of War III. Was there a major difference going from film to the video game realm? http://www.eastgreenland.com/page.aspx
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaano Baaq u Direy Kenya iyo Itoobiya Koox xildhibaano ah oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa dowladaha Kenya iyo Itoobiya ku booriyey in ay ka laabtaan talaabooyin kala duwan oo ku saabsan xudduuda Soomaaliya.…
3 daqiiqo Sheeko:Qormooyinka Goobjoog Turaanturooyinka uu La Kulmey Tirakoobka Soomaaliya Laga Soo Bilaabo 1975-tii Ogaalka tirada dhabta ah ee dadka dal leeyahay, aad bay muhiim ugu tahay dowlada dalwalba, maxaa yeelay waxaa u sahlanaanaysa qorshaynta kheyraadka iyo baahinta adeegyada bulshada sida caafimaadka, waxbarashada, daryeelka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cirfo “Dagaaladii Galgaduud Waa Joogsadeen, 51 Qof Ayaana Geeriyootey” Guddoomiyaha gobolka Galgaduud ee dowladda federaalka Xuseen Cali Weheliye Cirfo ayaa sheegey in muddo 3 maalmood ah uusan dagaal ka dhicin gobolka Galgaduud, balse dagaalkii dhacay uu galaaftay dad badan,…