Markabka Qaxootiga Yemen Soo Daabulaya oo Dekadda Muqdisho Lagu soo Bandhigay (Sawiro) Sheeko:Dalka Markabkii lagu waday in uu aado Yemen si uu usoo daabulo Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku go’doonsan Yemen ayaa maanta kusoo xirtay magaalada Muqdishu. Munaasabadda lagu soo bandhigay Markabka waxaa kasoo… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Tilaabooyin aad Files-ka uga Xawili Karto Android phones ilaa iPhone Dadka Isticmaala Mobilada noocyadooda kala duwan ayaa ku mashquula inta badan in Files iyo wax kale ay uga xawilaan Shirkadaha kale, sidaa darted waxaad mari kartaan. Haddii aad isticmaasho Adeegga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tirakoob Muujinaya in Soomaalida ku nool magaalada Sioux Falls , Mareykanka kun iyo lix boqol oo qof Sida uu qorey wargeys Urgus Leader ee kasoo baxa dalka Maraykanka, tirakoob la sameeyey ayaa muujinaya in Soomaalida ku nool magaalada Sioux Falls (Suu Foolis) ee gobolka South Dekota ee…
2 daqiiqo Sheeko:War Taariikh Nololeedka Mudane Xasan Cumar Mahadalle(guddiga madaxa banaan ee dib eegista dastuurka Soomaaliya) Mudane Xasan Cumar Mahadalle waa xubin ka tirsan guddiga madaxa banaan ee dib eegista dastuurka Soomaaliya oo May 6-deedii 2015-ka gudoomiyihii gudiga Caasho Geelle is cashishay. Mudane Xasan Cumar Mahadalle…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Batroolka Iyo Macdanta “Ma Ogolaaneyno Wax Ka Yar Heshiis Xalaal Ah” Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka waxaa farxad u ah in ay ka warbixiso in sahanka shidaalka laga sameeyey Soomaliya uu yahay rajadiisa mid dhiira-gelin leh. Soomaliya waa mid dhaqso u soo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Joojinta Sigaar Cabista: Akhriso Soomaaliya iyo Sigaar cabista Maalinta 31 May waxaa dunida looga aqoonsaday maalinta joojinta cabbista Tubaakada iyo in dadka laga wacyi galiyo khatartiisa Maalintan waxaa sidoo kale bulshada caalamka lagu wacyigeliyaa khatarta uu leeyahay Isticmaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wejiga Labaad Ee Shirka Maamul u Sameynta Mudug Iyo Galgaduud Oo Cadaado Ka Furmaya Maanta ayaa lagu wadaa in wajiga labaad ee shirka maamulka loogu sameynayo gobalada Mudug iyo Galgaduud uu ka furmo degmada Cadaado ee gobalka Galgaduud. Wararka saaka ka imaanaya magaaladaasi ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Darawallo Ka Cabanaya Isbaarooyin Yaalla Gobalka Shabellaha Hoose Qaar kamid ah darawallada ka shaqeeya gobalka Shabeellaha Hoose ayaa ka cabanaya isbaarooyin la soo dhigay deegaanno badan oo ka tirsan gobalkaasi. Mid ka mid ah darawaladaan oo u waramay…
1 daqiiqo Sheeko:War User Submitted Post Roobkii oo soo gaaray magaalada asagoo si xoog leh uga da’aya gudaha magaalada hargaysa iyo waddooyinka qaar oo biyo badan ay ku qulqulayaan waxaa sidoo kale la maqlayaa gugaca/onkodka roobka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gurmad iyo Gargaar: Cabdiraxman Ceynte iyo Mas’uuliyiin kale oo Lacago Bixiyay(Akhri Liiska) Waxaa maalintii sadexaad guul ku dhamaaday Barnaamijka “Gurmad iyo Gargaar” ee Goobjoog News, ku dhawaad $15,000 ayey dhageystayaasha Goobjoog News u uruuriyeen Gudiga Badbaadinta iyo Samatabixinta Qaxootiga oo marti ku…