Sawirro : Booqashadii Madaxweyne Xasan ee Furumaha Dagaalka Sheeko:Dalka Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqdey deegaanada Awdheegle iyo Mubaarak ee gobolka Shabeelada Hoose halkaasi oo ciidamada dowladda ay kula dagaalamayeen xooggaga Alshabaab. “Waan idin ku bogaadinayaa sida geesinimada… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxamed Cumar Carte “Waxaa Loo Baahanyahay Dib U Habeyn Maareynta Maaliyadda” Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka mudane Maxamed Cumar Carte ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay gudiga kormeerka Maareynta Maaliyada Dowladda oo ka kooban Wasiirka Maaliyadda, Wasiiru Dowlaha Maaliyadda Xafiiska RW, Gudoomiyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Boqor Burhaan Boqor Muuse oo Yimid Muqdisho, Lana Kulmey Ra’isulwasaaraha Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana garoonka diyaaradaha si diiran ugu soo dhaweeyey Raysal Wasaare Cumar Cabdi Rashiid, Raysal Wasaarihii hore Soomaaliya Cali Maxamed Geedi,…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Qorsheynta oo Soo Bandhigtey Qiyaasta Tirakoobka Dadka Soomaaliya Ku Nool Wasaaradda qorsheynta qaranka oo kaashanaysa hey’adda tirakoobyada Qaramada midoobey ayaa soo bandhigtey qiyaasta tirakoobka dadka ku nool Soomaaliya. Goobtii warbixinta lagu soo bandhigayay waxaa joogey Ra’isulwasaare ku xigeenka Maxamed Cumar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Oo Gaaray Magaalada Kismaayo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke iyo wafdi uu hogaminayo ayaa goor dhaw waxa ay gaareen magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose. Wafdiga Ra’iisul wasaaraha ayaa garoonka magaalada…
3 daqiiqo Muxuu Tarayaa Tirakoobka Lagu Sameeyey Dadka Soomaaliya Ku Nool ? Waa Imisa dadka ku nool Soomaaliya ? , tani waa su’aal ay adagtahay in si sahlan looga jawaabo, qofkii aad weeydiisidna wuxuu kuugu jawaabayaa “Ma anigaa tiriyey”. Laakiin wasaaradda qorsheynta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiishii u Xirnaa Qaraxii Hotelka SYL Oo Qaarkood Lasii Daayay Maxkamadda darajada Koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta sii deysay 7 ka mid ah 11 sarkaal oo loo xiray qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee 22-kii Janaayo ee Sanadkaan lagu qaaday…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Google oo Sawirada Kula Tartami Doonta Facebook iyo Tweeter. Sida lagu daabacay Webka Bloomberg, Shirkadda Google ayaa dhawaan soo saartay barnaamijka sawirada lagu share-gareeyo oo qeyb ka ah adeegga shirkadda ee Google+ Photos Arintan ayaa la sheegayaa ay jirtay ilaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadkii Dhawaan Kasoo Cararay Dagaallada Yemen Oo Xaalad Adag Ku Haysato Magaalada Berbera Xaalad adag oo dhanka nolosha ah ayaa soo wajahday dadka Soomaaliyeed ee dhawaan kasoo cararay dalka Yemen, kuwaasi oo ku sugan magaalada Berbera. Dadkaan qaarkood oo u waramay Goobjoog News…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Deegaanka Beladul Amiin Oo Ku Guuleystay Xirista Meelihii Deegaankaasi Uga Soo Fatahay Wabiga Shabelle Maamulka deegaanka Baladul Amiin ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in ay ku guuleysteen Xirista meelihii wabiga Shabellaha uga soo fatahay deegaankaasi. Gudoomiyaha deegaankaasi Xaaji Cali Macalin Axmed oo u…