Ganacsade Soomaaliyeed Oo Ku Yaboohay Markab Lagu Soo Daabulo Soomaalida Yemen (Sawirro) Sheeko:Dalka Ganacsade Cabdi Cali Faarax oo Madax ka ah Shirkadda Jubba General Trading ayaa ku yaboohay Markab wayn oo soo qaadi doona Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku sugan Dalka Yeman. Ganacsadahan oo… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Afrika oo Loo Dabaaldagayo Maanta waa 25 May 2015, Afrika waxaa ay xustay 52 sano guuradii kasoo wareegatay aasaaska ururka Organisation of African Unity taas oo markii dambe isku badashay African Union(AU). Waxaa la…
3 daqiiqo Tayo Dhawrista Badeecooyinka Soo Gala Soomaaliya, Waa Talaabo loo Baahnaa Shalay wasaaradda ganacsiga ayaa heshiis la saxiixatay shirkad Turki ah taasi oo qaban doonta hawl baarista iyo ogaanshaha tayada badeecada ganacsiga ee soo gasha dalka, gaar ahaan cuntada iyo dawada.…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Badbaadinta Iyo Samatabixinta Qaxootiga Soomaaliyeed Oo Fariin U Diray Ganacsatada (Sawirro). Guddiga Badbaadinta Iyo Samatabixinta Qaxootiga Soomaaliyeed oo maanta saxaafadda la hadlay ayaa baaq u diray ganacsatada Soomaaliyeed iyo sidoo kale dadkii lacagaha yaboohay ee weli qarashaadka aan bixin. Gudoomiyaha Gudigaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Garoowe Oo Lacag u Aruuriyay Dadka Kasoo Cararay Dagaallada Yemen Shacabka ku dhaqan magaalada Garoowe ee xarunta gobalka Nugaal ayaa lacag dhan 21-kun oo Doolar Maraykanka ah waxa ay u Aruuriyeen dadka Soomaaliyeed ee kasoo cararay dagaallada ka socda dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Wakiil Cusub u Magacaabatay Itoobiya Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa wakiil cusub u magacaabay dalka Itoobiya, si loo dardar geliyo xiriirka dowladda Itoobiya iyo Somaliland. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Siilaanyo ayaa xilkaasi cusub…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka IGAD oo Al-Bashiir Ka Dalbatay in uu Dhexdhexaadiyo Kooxaha Koofurta Suudaan Khartuum ayaa sheegtay in dalab uga yimid urur goboleedka IGAD, Al-bashiir ayaa laga codsaday in uu dhexdhexaadiyo kooxaha ku dagaalaya koofurta Suudaan. Wasiirka arimaha dibadda Suudaan Cali Kurti ayaa Wakaaladda…
5 daqiiqo Sheeko:Qormooyinka Goobjoog Maqaal: Federaalka Ma Difaaci Karaa Dalka ?-Taako Bulshada Soomaaliyeed waa dad ood wadaag ah, waa dad isku ah arxan iyo xigto, waa dad wadaaga dhaqan iyo dhalmo waana dad uu ka dhexeeyo dal iyo dad. waxaa sidoo…
2 daqiiqo Sheeko:War Taariikh Nololeedkii Xildhibaan Yusuf Dirir Axaddii May 24, 2015-ka, dowladda Soomaaliya ayaa qiratay in Ciidankeeda ay dileen Xildhibaan Yusuf Dirir iyagoo balanqaaday baaritaan hufan. Goobjoog News oo aad uga barateen soo gudbinta waxyaalaha dhaxal-galka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiweli Gaas Oo Lagu Dhaliilay Wax Qabad La’aan Madaxweynaha maamulka Puntland iyo sidoo kale xubnaha maamulkaasi hogaanka u ah ayaa lagu dhaliilay wax qabad la’aan mudadii ay xilkaasi hayeen. Siyaasi Daahir Cabdiqaadir Muuse Ciiro oo ah gudoomiyaha golaha…