Xildhibaan Ku Baaqay In Cadaaladda La Horkeeno Ragii Ka Dambeeyay Dilka Xildhibaan Yuusuf Dirir Sheeko:War Mudane ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku baaqay in sida ugu dhaqsiyaha badan cadaaladda lagu soo hor istaajiyo ragii ka dambeeyay dilka xildhibaan Yuusuf Dirir oo maalin kahor u dhintay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasi Ku Sugan Magaalada Baydhaba Oo Ugu Baaqay Shacabka In Ay u Gurmadaan Soomaalida Ku Dhibban Yemen Mid kamid ah siyaasiyiinta Koonfur Galbeed ee ku sugan magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Baay laguna magacaab Cabdiqaadir Abukar ayaa ugu baaqay shacabka in ay u gurmadaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Dalxa “Hala Soo Dhaweeyo Qoysaska Reer Yemen Ee Dalkeena Usoo Qaxay” Gudoomiye ku xigeenka guddiga arimaha dibadda baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Cumar Dalxa ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay soo dhaweeyaan qoysaska u dhashay Yemen ee dalka kusoo qaxay. Dalxa ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baaqa Ku Aadan u Gurmashada Soomaalida Yemen Oo Sii Kordhaya Dalka Yemen oo dagaallo ay ka socdaan waxaa ku sugan muwaadiniin badan oo Soomaaliyeed, kuwaasi oo halkaasi ku dhibban, waxaana isa soo tara baaqa ku aadan u gurmashada dadkaasi. Guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doon u Rarneyd Ganacsato Soomaali Ah Oo Ku Degtay Xeebaha Cumaan Doon u rarneyd Ganacsato Soomaali ah, gaar ahaan kuwo ku sugan Puntland ayaa la sheegay in ay ku degtay Xeebaha Cumaan. Wararka ayaa waxay sheegayaan in doonidaan oo waday shixnado…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Ka Taagan Magaalada Marka Ee Gobalka Shabellaha Hoose Wararka saaka ka imaanaya magaalada Marka ee xarunta gobalka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka taagan tahay xiisad u dhaxeysa Laba Beel oo halkaasi wada degan. Xiisadaan…
2 daqiiqo Ma Daw Baa in Dadka Loo Dilo Gaadiidka Dowladda ee Dariiqa Maraya ? Afhayeenka wasaaradda amniga Maxamed Yuusuf ayaa qirey in ciidamada militariga Soomaaliya ay ahaayeen kuwii toogashada ku diley xildhibaan Yuusuf Dirir oo shalay u geeriyoodey dhaawac kasoo gaaray rasaas ay gaarigiisa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Qaxootiga Kasoo Cararaya Yemen u Diiday In Deeganadooda Kasoo Degaan Maamulka Somaliland ayaa maanta shaaca ka qaaday in aanay qaabili doonin wixii berri ka dambeeya Soomaalida kasoo cararaysa dagaallada Yemen islamarkaana kusoo degaya deegaanadooda. Wasiirka arimaha gudaha ee maamulkaasi Cali…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Amniga Oo Shaacisay Ciddii Dishay Xildhibaan Dirir Wasaaradda amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay cidda ka dabeysay dilka xildhibaan Yuusuf Dirir Cabdi oo shalay lagu dilay magaalada Muqdisho iyo sidoo kale qaabka dilkaasi uu u dhacay. Afhayeenka Wasaaradaasi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Sheegay In Baaritaan Horudhac Ah Laga Sameeyay Dilkii Xildhibaan Dirir Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke ayaa ka tacsiyeeyey dilkii shalay loo gaystay xildhibaan Yusuf Dirir, kaas oo ka dhacay agagaarka Hotel Maka-Al-Mukarama. “Marxuumku wuxuu ka…