Faallo: MaaMulka Jubba iyo Baarlamaankiisa Ya Gafka Hor Galay?!! Sheeko:Qormooyinka Goobjoog Sidaan wada ogsoonahay May, 2013 waxaa magaalada kismaayo lagu unkay maamul loogu magac daray maamulka Jubbaland, maalintaas waxaa meesha fadhiyay 500 oo ergo ah oo ka kala yimid beelaha kala… 5 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Wafdi Ka Socda Wasaaradda Arimaha Gudaha Oo Gaaray Baladweyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan waxaa gaaray wafdi ka socda wasaaradda arimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya, waxaana lagu soo dhaweeyay garoonka magaaladaasi. Wafdigaan oo shalay tagay Baladweyne ayaa waxaa hogaaminayay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Deegaanka Jasiira Oo Sheegay In Dhul Boob Uu Ka Socdo Deegaankaasi Maamulka deegaanka Jasiira ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dhul boob uu ka socdo deegaankaasi, islamarkaana ay wadaan saraakiil ka mid ah dowladda Federaalka. Gudoomiyaha deegaankaasi Muxudiin Axmed Cabdulle…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabasho Laga Muujiyay Isbaarooyinka Shabellaha Hoose Guddiga Gaadiidleyda gobalka Shabeellaha Hoose ayaa cabasho ka muujiyay isbaarooyin ku soo kordhay deegaanno kamid ah gobalkaasi, kuwaasi oo gaadiidka lacag looga qaado. Mid kamid ah guddigaasi ayaa u sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Taageeray Mooshinka Ka Dhanka Ah Baarlamaanka Jubbaland Mid kamid ah waxgaradka gobalka Gedo ayaa sheegay in ay taageersan yihiin mooshinka ka dhanka ah baarlamaanka maamulka Jubbaland, ee dhawaan la keenay. Nabadoon Cadow Siraad oo kamid ah waxgaradkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Safaaradda Soomaaliya Ee Yemen Oo Faah Faahisay Dadaallada Loogu Jiro Badbaadinta Soomaalida Dalkaasi Dalka Yemen waxaa ka soconaya dagaal xoogan oo saameyn ku yeeshay muwaadiniin badan oo Soomaaliyeed, iyadoo dhanka kale uu socdo dadaal la doonayo in dadkaasi lagu soo badbaadiyo. Safaaradda Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Hadlay Geerida Xildhibaan Yuusuf Diri Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ilaaheey uga baryay in Xildhibaan Yusuf Dirir oo naxariistii Janno ka waraabiyo. Qoyska marxuumka, eheladiisa iyo Baarlamaanka Soomaaliyana wuxuu u rajeeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Socda Magaalada Marka Ee Gobalka Shabellaha Hoose Wararka saaka ka imaanaya magaalada Marka ee xarunta gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo dagaal la sheegay in salka uu ku hayo Qabiil. Dagaalkaan ayaa xalay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe”Xiriirka Ayaan u Jarayna Dowladda Federaalka Haddii Baarlamaanka Mooshinka U Codeeyo” Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa markii ugu horeysey ka Hadley moowqifkiisa ku aadan mooshinka yaala baarlamaanka federaalka ee lagaga soo horjeedo baarlamaanka Jubbaland. Madaxweynaha ayaa ugu horeyn ka hadlay…