Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlamaanka Soomaaliya Oo Lacag Ugu Yaboohay Soomaalida Ku Dhibban Yemen (Magacyadooda) Sheeko:Dalka Barnaamij lacag loogu uruurinayo walaalaha Soomaaliyeed ee ku dhibban dalka Yemen ayaa haatan waxa uu ka soconayaa Idaacadda Goobjoog, iyadoo tabarucaadda ay uruurinayaan guddiga Samatabixinta iyo Badbaadinta Soomaaliyeed. Shacabka ayaa… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barnaamij Taburacaad Loogu Uruurinayo Soomaalida Ku Dhibbay Yemen Oo Ka Socda Idaacadda Goobjoog Guddiga Badbaadinta iyo Samatabixinta Qaxootiga Soomaaliyeed ayaa hadda waxa ay shacabka si toos ah ugala hadlayaan Idaacadda Goobjoog, iyadoo uu soconayo barnaamij Tabarucaad loogu uruurinayo shacabka Soomaaliyeed. Gudoomiyaha gudigaasi Sheekh…
8 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa u Qabsoomay Dowladda Federaalka Todobaadkii Tagay? Mogadishu, 23 May 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbax Rabshado Watay Oo Ka Dhacay Degmada Luuq Ee Gobalka Gedo Dibadbax Rabshado watay ayaa maanta ka dhacay degmada Luuq ee gobalka Gedo, halkaasi oo ka dhashay qasaare dhaawac ah. Shacab badan ayaa isugu soo baxay degmadaasi, ka dib markii ciidamada…
6 daqiiqo Sheeko:Qormooyinka Goobjoog ASKARTA ARADANI EED MALEH Burburkii ku dhacay Soomaaliya kaliya ma saamayn dhismayaasha dowladda iyo laamiyada laakiin waxaa kaloo uu saamayn ballaaran ku yeeshay dhisma jireedka iyo tan maskaxeed ee bulsha weynta Soomaaliyeed . Ciidamadii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal u Dhaxeeya Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ka Socda Deegaanno Ka Mid Ah Shabellaha Hoose Wararka ka imaanaya degmada Aw-dheegle iyo deegaanka Bariirre ee gobalka Shabellaha hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka soconayo dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa Al-shabaab. Sida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Gaashaandhiga Oo Kismaayo Kulamo Kula Qaadanayo Mas’uuliyiin iyo Saraakiil Ka Mid Ah Jubbaland Magaalada Kismaayo ee xarunta gobaka Jubadda Hoose waxaa ku sugan wasiirka gaashaandhiga xukumaadda Soomaaliyeed Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini, isaga oo halkaasi kulamo kula leh saraakiisha iyo mas’uuliyiinta Jubbaland. Wasiirka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dalal Badan Oo Cambaareeyay Weerarkii Shalay Ee Lagu Qaaday Masjid Ku Yaalla Sacuudiga Culimada ugu waaweyn Sacuudiga ayaa dhaleeceeyay Qarax loo geystay Masjid Shiicada ay leeyihiin oo ku yaalo Bariga Sacuudiga. Qaraxa Masjidkan oo ku yaalo Qudeyf waxaa ku dhintay in ka badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gal-mudug Oo Sheegay In Dad Kasoo Laabtay Yemen Ay Gaareen Mudug Maamulka Gal-mudug State ayaa sheegay in dhawaan deegaanno ka mid ah gobalka Mudug ay gaareen qaar ka mid ah dadkii dhawaan kasoo cararay dagaallada ka soconaya wadanka Yemen. Muxudiin Yuusuf…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xuutiyiinta oo Godkoodii Biyo ugu Galeen, Sacda Dagaal ayaa Ka Socda Wararka ka imaanaya dalka Yemen ayaa sheegaya in kooxaha kasoo horjeeda Xuutiyiinta ay ku dhawaadeen magaalada Sacda, saldhiga ugu weyn Xuutiyiinya ee Waqooyiga dalka Yemen. Wararka ayaa intaa ku daraya…