Xildhibaan Sheegay In Cod Loo Qaadi Doono Mooshinka Ka Dhanka Ah Baarlamaanka Jubbaland Sheeko:War Xildhibaan Cabdifitaax Nuur Mataan oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in dhawaan codka loo qaadi doono mooshinka ka dhanka baarlamaanka Jubbaland. Xildhibaanka oo u waramay Goobjoog News… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Soomaaliyeed Oo Loogu Baaqay u Gurmashada Dadka Kasoo Cararaya Yemen Mid kamid ah waxgaradka Muqdisho ku nool ayaa ku baaqay in loo midoobo kaalmeynta dadka Soomaaliyeed ee ka soo laabanaya wadanka Yemen. Nabadoon Maxamed Ismaaciil oo saaka la hadlay Idaacadda…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiiradda oo Go’aan Kasoo Saaray Shirkado Degen Garoonka Aadan Cadde Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii caadiga ahaa, waxaana shir gudoominayey Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke, kulanka ayaa looga hadlay barlamaanka Jubaland, Qaxootiga Yemen, Tala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xarakada Al-shabaab oo Mar Kale Gaarisa Weerartay Sida ay qortay Wargeyska Standard ee kasoo baxa dalka Kenya, Kooxda Al-Shabaab ayaa lagu soo waramay inay labo saacadood la hadleen jameecada masaajid ku yaalo magaalada Garisa ka hor intaysan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiweli Gaas Oo Qardho Gaaray Madaxweynaha maamulka Puntland iyo xubno la socda ayaa maanta waxa ay tageen magaalada Qardho ee gobalka Karkaar, halkaasi oo lagu soo dhaweeyay. Gaas oo saxaafadda kula hadlay Qardho ayaa faah…
3 daqiiqo Mooshinka Maamul Goboleedyada, Mushkilad Cusub oo Siyaasadeed Waxaa wali baarlamaanka federaalka horyaala mooshin lagaga soo horjeedo golaha wakiilada ee Jubbaland , kaasi oo aanan wali go’aan laga gaarin. Shalay waxa ay ahayd in wasiirka arrimaha gudaha Cabdiraxmaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Markab Uu Baarlamaanka Soomaaliya u Diray Soomaalida Ku Dhibban Yemen Oo Berbera Soo Gaaray Saakay abaare 08:30 waxaa dekedda magaalada Berbera soo gaaray markab uu Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya u kireeyey ka qeyb qaadashada gurmadka qaxootiga Soomaaliyeed ee naftooda kala soo cararaya dalka Yemen oo ay dagaallo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Suuriya: Daacish oo Qabsatay Magaallo Taariikhi Ah Xoogaga Daacish ayaa la wareegay magaalada Istiraatiijiga ah ee Tudmur, iyagoo ka qabsaday Ciidamo taageersan dowladda Bashaar Al-asad. Magaalada ayaa waxaa ku taalla waddo muhiim ah oo isku xirta bariga…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Waa maxay cudurka macaanka (Diabetes)?!! Cudurka macaanka ama sokorowga waa cudur leh sababa kala duwan dadka qabaahina ay dhiigoodu ku badantahay sokorta waxaana loo yaqaanaa ‘’hyperglycemia’’. Cudurka macaanka waxa uu ku imaan karaa : In…
2 daqiiqo Sheeko:War Cabdiqaadir Sheekh Ismaaciil “Mooshinadaan Socda Iyo Maamuladaan Dhismaya Waa Sharci Darro” Gudoomiye ku xigeenkii guddiga Dastuurka Baarlamaankii KMG ahaa Cabdiqaadir Sheekh Ismaaciil ayaa sheegay in qaab sharci darro ah ay ku socdaan mooshinada baarlamaanka la keynayo iyo sidoo kale maamulada hadda…