Maamulka Koonfur Galbeed Oo Ka Qeybqaadanaya u Gurmashada Soomaalida Ku Dhibban Yemen Sheeko:Dalka Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin ka qeybqaadasha gurmadka loogu jiro sidii loo soo badbaadin lahaa muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Yemen, halkaasi oo dagallo… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shaqaalaha Canshuuraha Banaadir oo Tababar Loo Furey Waxaa tababar 10 maalmood soconaya loo furey illaa 70 ciidamada uruuriya canshuuraha ee ka tirsan booliska Soomaaliyeed, qeybtiisa gobolka Banaadir, waxaana la barayaa tabaha canshuuraha loo uruuriyo iyo qaabka loola…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey oo Ka Digtey in Alqaacidada Yemen ay Iman Karto Soomaaliya Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobey Nicholas Kay oo ka hadlayay shir golaha amniga iyo nabadgalyada Afrika iyo Golaha Amniga ee Qaramada Midoobey ayaa sheegey in qalalaasaha ka taagan dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda oo Isku Raacdey Beeqaaminta Miisaaniyadda Shir ay yeesheen golaha wasiiradda ayaa la’isku raacay in la beeqaamiyo miisaaniyadda 2015-ka kadib markii la waayay dakhligii laga filayay banaanka, kaasi oo horey loogu talogalay markii la dajinayay miisaaniyadda.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil Maraykan ah oo Kismaayo Kula Kulmey Madaxda Ciidamada Dalka Saraakiil sarsare oo ka socda wasaaradda difaaca Maraykanka ayaa maanta kulamo kala duwan magaalada Kismaayo kula yeeshey madaxda ciidamadda xoogga dalka iyo saraakiisha ciidamada maamulka Jubbaland. Kulanka ayaa waxaa sidoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Hor Leh Oo Kasoo Cararay Dagaallada Yemen Ayaa Soo gaaray Boosaaso Magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari waxaa maanta soo gaaray dad hor leh, kuwaasi oo kasoo cararay dagaallada ka socda dalka Yemen. Dadkaan oo tiradooda la sheegay in ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka Arimaha Gudaha Cabdiraxman Odowaa oo Looga yeeray Baarlamaaka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xaruntiisa ku qabtay kulanka 5-aad ee kalfadhiga 6-aad. Ajendada: Mudanyaasha baarlamaanka ayaa sii waday ka doodista Motionka golaha Wakiilada Maamul-Goboleedka KMG ee jubbooyinka(jubba), Jawaari ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhuusamareeb: Dhismayaasha Sharci Darada Oo La Burburinayo Maamulka degmada Dhuusamareeb ee gobalka Galgaduud ayaa horay waqti ugu qabtay in ay uga guuraan hareeraha wadooyinka dadka sida sharci darada ah u degan, iyadoo waqtigaasi maanta ay ku ekaa.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gal-mudug Oo Ku Baaqay u Gurmashada Soomaalida Kasoo Cararay Dalka Yemen Maamulka Gal-mudug ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay u gurmadaan shacabka Soomaaliyeed ee kasoo cararay dagaallada ka socda dalka Yemen. Gudoomiyaha magaalada Gaalkacyo Bile Diini Cali ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gal-mudug iyo Hay’ado Ka Shiray Nadiifinta Wadooyin Ay Biyo Wasaqeysan Fadhiyaan Magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug waxaa maanta ka dhacay kullan ballaaran oo looga arinsanayay sidii magaaladaasi looga saari lahaa biyaha wasaqeysan ee dhex yaalla xaafadaha Gaalkacyo. Kulankaan waxaa isugu yimid…